DIGTOON: Heerku wuu kacayaa Sebtembar 4-6. Khayraadkeena Kulka Daran ayaa ku caawin kara.

Dooro luuqad

Wax badan ka baro: Jadeecada ka jirta Oregon

Caafimaadka jirka

Ra'yi-celinta websaytka

Astaanta xiritaanka

Naga caawi inaan sii horumarino websaytkeena

Ma dhibaato ayaad kala kulantaa helista waxaad raadinayso? Ma rabtaa inaad nala wadaagto waayo aragnimadada isticmaalka websaytka? Ka qayb qaado xog aruurinteena ku aadan falcelintaa oona nala socodsii!

Marka ay timaado caafimaadka jidhka, xubnaha waxba lagama qadaayo qarashka cafimaadka waxi ka danbeeya malinta koowad ee shaqada. Marka ogu horeeyso aad la biloowdid CareOregon waxaan kugu la taliyaan inaa ka bilaawdid booqashaqada caafimaadkaaga. Sida oogu daqsiyaha badan ee u awoodo, wac lambarka xafiiska daryeel bixiye aasaasiya ee kuqoron xagga hore kaarka aqoonsiga xubinta. U sheeg rugta caafimaadka iyo xubnaha CareOregon sifa aay u ogaadaan inaa tahay bugaan cusub, iyo inaad jecashahy inaad yeelato balanta booqashaqa caafimaad. Ama, halkaan guji ee hel adeegbixiye.

Dheefaha caafimaadka jidhka aad heleeyso waxaa kamid ah:

  • Booqoshooyiinka Dhaqtarka
  • Baaritaanada sheeybaarka iyo Raajada
  • Qorsheeynta qooyska
  • Daryeelka uurka
  • Joogitaanka cisbitaalka
  • Adeegyada maqalka
  • Qalab caafimaad oo tayo leh, sida kursiga curyaanka ama usha socodka (wax badan ku ogoow qoraalkeena: Ingiriis | Isbaanish | Carabi | Shiine la Fududeeyay | Shiinees Dhaqameed ka | Ruushka | Af-Soomaali | Vietnamese )
  • Dhawaaeeynta Jidh, dhaqtarka daryeelka jidhka, daawa dhaqameedka Shiinaha iyo daryeelka kale badalkooda ee xaladaha qaaska ee caafimaad (sii-gudbin)
  • Daawo dhakhtar qoray

Daryeel bixiye aasaasiya kuu ah waxuu noqon karaa daqhtar, kalkaaliso caafimaad ama kaaliye dhakhtar. Halkaan guji ee hel adeegbixiye.

Hadaad booqashadaada daryeel bixiye aasaasiya inaay fiicnaato, waxaa wanaagsan inaa isku diyaariso. La imoow liiska su'aalaha aad qabto. Sidookale, la imoow liisaska dhan ee daawooyinka aad waqti xaadirka aad qaadaneeyso.

Caafimaadka Jidhka Sharaxida Qoraalka Qaade

Wax ka ogoow daryeelka caafimaad ee daryeel bixiye aasaasiya (PCP)

Daryeel bixiye aasaasiya, badanaa loo yaqaano PCP, waa qof sifican u garanaayo caafimaad kaaga. Guji linkiga hoose si aad u fiiriso qoraaladeena kuwaas oo kaa caawinaya inaad ogaato dareeylka bixiyaha aasaasiga ah (PCP) iyo goorta aad booqanayso daryeel bixiya aasaasiga (PCP), daryeelka degdegga ah, ama qolka gargaarka degdegga ah.


Qorshaha Caymiska Caafimaadka Oregon (OHP) HSO Doorida bixiyahaaga sharaxa Ingiriiska

Wax ka ogoow doorida bixiyayaal kaaga

Waxaa muhiim ah inaad xiriir aamin ah la yeelato dhammaan bixiyayaal shaada - oo ay ka mid yihiin kuwa jidh, ilkaha iyo bixiyayaal caafimaadka maskaxda. Guji linkiga hoose si aad u fiiriso qoraaladeena kuwaas oo kaa caawinaya inaad doorato bixiyahaaga, inaad xiriir la sameeyo bixiyayaal, iyo iska badasho markaad rabto adiga inad iska badasho bixiyayaal.