Soo deji MyCareOregon app
For members over the age of 18, download the MyCareOregon mobile app to access benefit information on your smart phone! MyCareOregon Mobile App-ka waxa uu diyaar u yahay Android iyo iOS waxana lagu heli karaa luuqado badan. Qalabyada qofka iskiis u isticmaali karo ee laga helo gudaha ablikeeshinka ayaa kaa caawin karo inay kugu hagto maclaamaadka ku saabsan dhaafahaaga.

Tilmaamaha abka mobaylka ee CareOregon
Iyada oo la adeegsanayo app-ka mobaylka ee MyCareOregon, waxaad ka geli kartaa waxyaabaha soo socda taleefankaaga casriga ah:
- Kaarka aqoonsiga xubinta dhijitaalka ah iyo macluumaadka kale ee dheefaha
- Daawooyinka dhakhtarku qoray iyo jadwalka dibu buuxinta
- Medical claims history
- Macluumaadka xiriirka bixiyaha daryeelka aasaasiga ah
- Macluumaadka xiriirka bixiyaha ilkaha
- CareOregon provider search
- CareOregon customer service
- Waxaa lagu heli karaa Ingiriis, Isbaanish, Fiitnaamiis, Ruush, Shiine, Soomaali iyo Carabi
Ku sawir koodka QR ee taleefankaaga si aad u soo dejiso app-ka
Su'aalo? La xidhiidh kooxdayada taageerada
Wixii dhibaato ah ee ku saabsan gelitaanka ama abuurista koontada, fadlan la xiriir taageerada HealthTrio 1-877-814-9909.
Wixii dhibaato ah ee la xiriira soo dejinta ama adeegsiga barnaamijka moobiilka, la xiriir taageerada MyCareOregon 833-575-0656 ama emayl appsupport@careoregon.org.

