Haddii aad tahay jinsi-beddel, mid aan lab iyo dheddig midna ahayn, labeeb, ama waxkale oo ku jira liiska jinsiyada, daryeel bixiyayaashaadu waa inay fahmaan in aad adigu ugu aqoon badan tahay nataada. Wax badan ka ogow ikhtiyaarada aad leedahay inta aad la falgaleyso nidaamyada iyo daryeel bixiyayaasha ku jira daryeelka xaqiijinaya jinsiga, ee ay bixiso CareOregon.
Fadlan ogsoonow: Waxa aanu adeegsanaa eraybixin caafimaad si ay u noqoto mid waadax ah oo si fududna loo heli karo marka ay timaado sahaminta qalliinka xaqiijinaya jinsiga. Waxa aanu fahansanahay inay dhici karto inaanad isku aqoonsaneyn ama ku qanacsaneyn adeegsiga qaar kamid ah eraybixinadan in ay sharxaan khibraddaada iyo jidhkaaga.
Waa maxay daryeelka xaqiijinaya jinsigu?
Si guud, daryeelka xaqiijinaya jinsigu waa daryeel ixtiraama isla markaana xaqiijiya khibradda qofka jinsi-beddelka ah, ka aan lab iyo dheddig midna ahayn, ama ka labeebka ah. Marka ay noqoto helitaanka daaweynta la xidhiidha beddelitaanka, daryeelka xaqiijinaya jinsigu waxa uu ka dhigan yahay wax ka qabashooyinka ku taageera dadka bedelkooda jinsiyeed.
Guji linkiga hoose si aad u aragto buug-yaraheena daryeelka xaqiijinaya jinsiga:
Waa noocma daryeelka xaqiijianaya jinsiga ee ay daboosho CareOregon?
Daboolidda caymiska ee CareOregon waxa ku jira daryeelka caafimaad ee la xidhiidha beddelitaanka ee daruuriga u ah caafimaad ahaan ee ku qoran Qorshaha Caafimaadka Oregon iyo Soojeedinta Sharcidejinta "House Bill" ee 2002. Adeegyadan waxa ku jira daboolidda caymiska ee irbadaha beddelitaanka jinsiga, booqashooyinka daryeelka koowaad iyo dhakhtarka takhasuska leh, booqashooyinka daryeelka caafimaadka maskaxda, daaweynta hoormooneed, timo-joojinta loo adeegsado korontada, qalliinka naasasaarista-naasabeerista, qalliinka beddelitaanka xubnaha taranka, habraaca yareynta unugyada xaydha, qalliinka xaqiijinta jinsiga ee wejiga, shaqada shaybaadhka, iyo waxyaabo kale oo dheeraad ah.
Guji fallaadhaha hoose si aad u hesho liisaska hoos u kala baxaya ee adeegyada caafimaad iyo qalliin ee caymisku daboolayo. Haddii aad qabto su'aalo ama aad ka arki weydo liiska daryeelka aad doonayso, fadlan ka soo wac Adeega Macmiilka lambarka 503-416-4100, lambarka bilaashka ah ee 800-224-4840 (TTY 711) si aad uga hesho macluumaad dheeraad ah. Fadlan ogsoonow: adeegyada qaar waxa ay u baahan karaan ogolaanshiyo hore.
- Daaweynta hoormooneed
- Daawooyinka joojinta astaamaha qaangaadhka
- Daawooyinka joojinta hoormoonada
- Daaweynta caafimaadka maskaxda, oo ay kamid yihiin waraaqo taageero ah
- Shaqada shaybaadhka
- Timo joojinta loo adeegsado korontada
- Timo ka jarista meesha la qalayo
- Daaweynta jidheed ee bawdyaha ee kahor iyo kadib qalliinka
- Daaweynta hadalka
- Tattoo sameynta caafimaad
- Qalliinka naasasaarista & dib u dhiska/yareynta xabadka
- Weyneynta & qaab-beddelka naasaha
- Qalliinka hagaajinta riximka
- Qalliinka qoodha-jarista
- Qalliinka xiniinyo-saarista
- Qalliinka qoodhe & xiniinyo beerista
- Metoidioplasty
- Qalliinka kiishka haya xiniinyaha
- Beerista qoodhaha & xiniinyaha
- Qalliinka dhikilo-saarista
- Qalliinka jarista xubinta taranka dheddiga
- Qalliinka jarista xubinta taranka
- Qalliinka kintirka
- Qalliinka siil-saarista
- Qalliinka siil-beerista
- Qalliinka beerista xubinta taranka dheddiga
- Qalliinka rixim-saarista
- Qalliinka saarista ugxan sidaha-ugxan mareenka
- Qalliinka xaqiijinta jinsi ee wejiyeed/dumareynta wejiyeed
- Qalliinka yareynta doobta
- Habraaca yareynta unugyada xaydha
- Tattoo sameynta caafimaad
- Qalliinada dib u sixitaaneed
Halkee baan ka heli karaa daryeel xaqiijinaya jinsiga?
CareOregon waxa ay heshiis kula jirtaa xirfadyahano caafimaadka habdhaqanka ah, dhakhaatiir daryeelka koowaad ah, dhakhaatiirta takhasuska leh (sida dhakhaatiirta qanjidhada), iyo dhakhaatiir qalliin oo liisan haysta oo badan oo bixin kara daryeelka xaqiijinaya jinsiga.
Bixiyayaasha daryeelka xaqiijinaya jinsiga, kuwaas oo khibrad iyo tababar u haysta la shaqaynta dadka ah noocyada badan ee kala duwan ee jinsiga, ayaa laga heli karaa liisaska hoose.
Fadlan ogsoonow:
- Liisaskan waxa la cusboonaysiiyaa saddexdii biloodba mar waana kuwo jirey laga soo bilaabo Oktoobar 2023 kii.
- Ammaanka awgii, daryeel bixiyayaasha qaar ayaa sheegta magacooda koowaad oo keliya.
- Daryeel bixiyayaal caafimaad habdhaqan oo badan ayaa bixiya adeegyo heer gobol ah.
Summadaha degmooyinka: Clackamas = CL; Multnomah = MU; Washington = WA
Magaca Daryeel Bixiyaha
Owl's Nest North Therapy Joint
Shahaadooyinka
LCSW, PhD
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
André Pruitt
Shahaadooyinka
LCSW, PhD
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Madeline Harmon
Shahaadooyinka
CSWA
Magac-u-yaallada
iyaga/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
LaTrece Gaither
Shahaadooyinka
LPC, LMFT
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Vanessa Washington
Shahaadooyinka
LPC
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Kawa
Shahaadooyinka
LCSW
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Madilyn Long
Shahaadooyinka
LCSW
Magac-u-yaallada
iyada/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Elisia Lopez-Mendiola
Shahaadooyinka
LCSW
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Nohemi Robles Hernandez
Shahaadooyinka
LPC
Magac-u-yaallada
iyada/iyada/ella
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Leah Gregory
Shahaadooyinka
LPC
Magac-u-yaallada
iyaga/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Kian Kolahi
Shahaadooyinka
LCSW
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Maddison VanderHoff
Shahaadooyinka
LCSW
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Talle Selhorst
Shahaadooyinka
LCSW
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
S. Devoll
Shahaadooyinka
LCSW
Magac-u-yaallada
iyaga/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Matthew Lucas
Shahaadooyinka
CSWA
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Ian Schroeder
Shahaadooyinka
LPC, CADC III
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Katya Ludwig
Shahaadooyinka
LCSW
Magac-u-yaallada
iyada/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Noa Grayevsky
Shahaadooyinka
MA, QMHP
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Aleks Taylor
Shahaadooyinka
LPC Associate
Magac-u-yaallada
iyaga/isaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Chloe Jacobson
Shahaadooyinka
LPC Associate
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Oriol Zemko
Shahaadooyinka
FNP-BC, MSN
Magac-u-yaallada
iyaga/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Gabby Hancher
Shahaadooyinka
Arday Ku Jira Tababarka Latalineed
Magac-u-yaallada
iyaga/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Eli Cuda
Shahaadooyinka
Arday Ku Jira Tababarka Latalineed
Magac-u-yaallada
iyaga/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Kayla Daniels
Shahaadooyinka
LCSW, CADC I
Magac-u-yaallada
iyada/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Mattie Boucher
Shahaadooyinka
LPC
Magac-u-yaallada
iyaga/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Andrew Decker
Shahaadooyinka
LMFT
Magac-u-yaallada
iyaga/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Chance Hessel
Shahaadooyinka
CSWA
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Rain Estrada
Shahaadooyinka
LPC Associate
Magac-u-yaallada
iyaga/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Deirdre Rundle
Shahaadooyinka
LPC, NCC
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Vivi Nguyen
Shahaadooyinka
LPC Associate
Magac-u-yaallada
iyaga/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Tara Rose
Shahaadooyinka
LCSW, CADC II
Magac-u-yaallada
iyaga/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Elise Himes
Shahaadooyinka
LPC
Magac-u-yaallada
aan la garaneyn
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Alyssa Nagel
Shahaadooyinka
LPC
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Jack Marvin
Shahaadooyinka
CSWA
Magac-u-yaallada
iyaga/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Sasha Strong
Shahaadooyinka
MA, PhD, LPC
Magac-u-yaallada
iyaga/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Kaspar Woods
Shahaadooyinka
CSWA
Magac-u-yaallada
iyaga/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Anna Cullop
Shahaadooyinka
LPC
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Colette Gordon
Shahaadooyinka
LPC
Magac-u-yaallada
iyaga/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Kat Canada
Shahaadooyinka
LCSW
Magac-u-yaallada
iyaga/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
River Fagan
Shahaadooyinka
Tababarte LPC
Magac-u-yaallada
aan la garaneyn
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Casey Granbois
Shahaadooyinka
MSN, PMHNP
Magac-u-yaallada
iyaga/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Jake Balinky
Shahaadooyinka
MSN, PMHNP
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Trevor Rachko
Shahaadooyinka
PMHNP
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Eva Cicilian
Shahaadooyinka
PMHNP
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Kyle Anderson
Shahaadooyinka
PMHNP
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Nate Bagley
Shahaadooyinka
LPC
Magac-u-yaallada
iyaga/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Chris Doud
Shahaadooyinka
CSWA
Magac-u-yaallada
iyaga/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Rebekah Lubeck
Shahaadooyinka
LCSW
Magac-u-yaallada
aan la garaneyn
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Rosanne Marmor
Shahaadooyinka
LCSW
Magac-u-yaallada
aan la garaneyn
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Lola Ryan
Shahaadooyinka
LCSW
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
David
Shahaadooyinka
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Katie
Shahaadooyinka
LPC Associate
Magac-u-yaallada
aan la garaneyn
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Taryn
Shahaadooyinka
LPC
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Summer
Shahaadooyinka
Magac-u-yaallada
aan la garaneyn
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Nancy
Shahaadooyinka
LCSW
Magac-u-yaallada
aan la garaneyn
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Grace
Shahaadooyinka
Magac-u-yaallada
aan la garaneyn
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Kelsey
Shahaadooyinka
Magac-u-yaallada
aan la garaneyn
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Myra
Shahaadooyinka
LPC
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Clark Hazel
Shahaadooyinka
LCSW
Magac-u-yaallada
iyaga/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Jennie FreimoEller
Shahaadooyinka
LPC Associate
Magac-u-yaallada
iyaga/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Stephanie Tolentino
Shahaadooyinka
LCSW
Magac-u-yaallada
iyaga/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Shel Hsu
Shahaadooyinka
LPC Associate
Magac-u-yaallada
iyada/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Jess Fox
Shahaadooyinka
LMFT Associate
Magac-u-yaallada
iyada/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Riley Kastenhuber
Shahaadooyinka
Tababartaha LMFT
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Paris Courtney
Shahaadooyinka
Tababartaha LMFT
Magac-u-yaallada
iyaga/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Ryn Rising
Shahaadooyinka
Tababartaha LMFT
Magac-u-yaallada
iyaga/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Maia Bellavia
Shahaadooyinka
Tababartaha MSW
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Jen Nisley
Shahaadooyinka
LMFT Associate
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Jamie Brkowitz
Shahaadooyinka
LPC
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Elizabeth Knutsen
Shahaadooyinka
CSWA
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Liz Ward
Shahaadooyinka
LMFT Associate
Magac-u-yaallada
iyaga/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Melisa De Seguirant
Shahaadooyinka
LMFT
Magac-u-yaallada
iyada/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Danielle Walker
Shahaadooyinka
LCSW
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Keely Helmick
Shahaadooyinka
LPC, CST
Magac-u-yaallada
iyaga/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Cal Reynolds
Shahaadooyinka
LPC Associate
Magac-u-yaallada
iyaga/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Lacy Cooper
Shahaadooyinka
LPC
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Myra Bazell
Shahaadooyinka
LCSW
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Diana Frates
Shahaadooyinka
LCSW
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Claire Tam
Shahaadooyinka
LPC Associate
Magac-u-yaallada
iyaga/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Caitlin O'Dell
Shahaadooyinka
LMFT
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
April Nunez
Shahaadooyinka
LMFT
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Sasha Strong
Shahaadooyinka
PhD, LPC
Magac-u-yaallada
iyaga/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Aleks Taylor
Shahaadooyinka
LPC Associate
Magac-u-yaallada
iyaga/isaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Gabby Hancher
Shahaadooyinka
LPC Associate
Magac-u-yaallada
iyaga/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Eli Cuda
Shahaadooyinka
LPC Associate
Magac-u-yaallada
iyaga/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Kristen Cole
Shahaadooyinka
PMHNP
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Jenny Lee
Shahaadooyinka
LPC Associate
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Cole Prophet
Shahaadooyinka
LPC
Magac-u-yaallada
iyaga/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Vivi Langdon
Shahaadooyinka
LPC Associate
Magac-u-yaallada
iyaga/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Sam Skye
Shahaadooyinka
ATR, LAT, LPC
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Kaspar Woods
Shahaadooyinka
CSWA
Magac-u-yaallada
iyaga/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Katie Wood
Shahaadooyinka
RYT, QMHP-R
Magac-u-yaallada
iyaga/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Yoli Jones
Shahaadooyinka
Aan la garaneyn
Magac-u-yaallada
Aan la garaneyn
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Monica Melgar-Sharman
Shahaadooyinka
LCSW
Magac-u-yaallada
iyada/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Abri Radically Open DBT
Shahaadooyinka
Kala duwan
Magac-u-yaallada
Kala duwan
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Andrea Benach
Shahaadooyinka
LPC Associate
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Andrew Arehart
Shahaadooyinka
LPC Associate
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Anne Horgan
Shahaadooyinka
LCSW
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Asha Jetmalani
Shahaadooyinka
DO
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
Magaca Daryeel Bixiyaha
Brigid Bello
Shahaadooyinka
CSWA
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Carina Mariscal Diaz
Shahaadooyinka
LPC
Magac-u-yaallada
iyada/iyada/ella
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Day Hancock-Murphy
Shahaadooyinka
LMFT Associate
Magac-u-yaallada
iyaga/isaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Del Knight
Shahaadooyinka
PsyD, LPC, LMHC, NCC
Magac-u-yaallada
iyaga/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Elizabeth Armstrong
Shahaadooyinka
LPC, ATR-BC
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Emily Winslow
Shahaadooyinka
LCSW
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Eztrella Armijo
Shahaadooyinka
QMHP-R
Magac-u-yaallada
iyaga/elle ama iyada/ella
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Haku Mease
Shahaadooyinka
CSWA
Magac-u-yaallada
iyaga/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Irina Gelman
Shahaadooyinka
PsyD, ABPP
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Jennifer Wimmer
Shahaadooyinka
LCSW
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Lisa Rodruguez
Shahaadooyinka
PMHNP-BC
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Nikolai Guimaoutdinov
Shahaadooyinka
PsyD
Magac-u-yaallada
iyaga/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Owen Wardrop
Shahaadooyinka
CSWA
Magac-u-yaallada
iyaga/iyada/isaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Quinn Francis
Shahaadooyinka
LPC Associate
Magac-u-yaallada
iyaga/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Rebecca Berman
Shahaadooyinka
PMHNP-BC, MN, MSW
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Sable Carrier
Shahaadooyinka
Guurka, Lammaanaha, iyo Ardayga Digriiga Heerka Labaad ee Caafimaadka Qoyska ee Carbiska ku Jira
Magac-u-yaallada
isaga/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Shelby Clarke
Shahaadooyinka
LMFT Associate
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Shelley Gillespie
Shahaadooyinka
LCSW
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Sophia Jarvis
Shahaadooyinka
Kaaliye MFT
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Spencer Uemura
Shahaadooyinka
LCSW
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
TJ Lander
Shahaadooyinka
MSN, PMHNP-BC, FNP-C
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Vanessa Jerusalimiec
Shahaadooyinka
Ardayga Digriiga Heerka Labaad ee La-taliyenimada ee Carbiska ku Jira
Magac-u-yaallada
iyaga/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Yael Kievsky
Shahaadooyinka
LMFT
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Michelle Morgan
Shahaadooyinka
LCSW
Magac-u-yaallada
Aan la garaneyn
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Amy Beene
Shahaadooyinka
LPC
Magac-u-yaallada
aan la garaneyn
Degmada
WA
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Jen Markovics
Shahaadooyinka
LPC-RA
Magac-u-yaallada
iyaga/iyaga
Degmada
WA
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Linden Andrews
Shahaadooyinka
Aan la garaneyn
Magac-u-yaallada
iyaga/iyaga
Degmada
WA
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Xander Hayden
Shahaadooyinka
LPC
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
WA
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Regina Vander
Shahaadooyinka
LCSW
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
CL, WA
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Jenna Urban
Shahaadooyinka
LPC
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
CL, WA
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Sara Amundson
Shahaadooyinka
CSWA, HWC
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
CL, WA
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Destiny Bankhead
Shahaadooyinka
LPC
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
CL, WA
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Elizabeth La Torella
Shahaadooyinka
LMFT
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
CL, WA
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Jessica Farrell
Shahaadooyinka
CSWA, CTP
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
CL, WA
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Jean Phare
Shahaadooyinka
LCSW
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
CL, WA
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Cherity Whiteaker
Shahaadooyinka
Tababarte LPC
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
CL, WA
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Andy Vogler
Shahaadooyinka
LCSW, CADC I
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
CL, WA
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Dmitri Dosamantes
Shahaadooyinka
LMFT
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
CL, MU, WA
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Megan Lester
Shahaadooyinka
Aan la garaneyn
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
CL, MU, WA
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Davonna Wilson
Shahaadooyinka
ARNP, PMHNP
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
CL, MU, WA
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Anya Glenn
Shahaadooyinka
LPC, CADC II
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
CL
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Connected Space Counseling
Shahaadooyinka
Aan la garaneyn
Magac-u-yaallada
Aan la garaneyn
Degmada
CL
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Nadine Luensman
Shahaadooyinka
LPC
Magac-u-yaallada
iyaga/iyaga
Degmada
Onlayn
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Arielle Ross
Shahaadooyinka
LPC
Magac-u-yaallada
iyada/iyaga
Degmada
Onlayn
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Jeanne-Marie Ritter
Shahaadooyinka
LPC Associate
Magac-u-yaallada
iyada/iyaga
Degmada
Onlayn
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Jules Matragrano
Shahaadooyinka
BA, PSS
Magac-u-yaallada
Dhammaan
Degmada
Onlayn
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Reyah Travis
Shahaadooyinka
LPC Associate
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
Onlayn
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Sarah Schneider
Shahaadooyinka
LPC Associate
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
Onlayn
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
April Urquidez
Shahaadooyinka
PMHNP
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
Onlayn
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Jen Shelton
Shahaadooyinka
LPC, LMHC
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
Onlayn
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
The Villa Health
Shahaadooyinka
Kala duwan
Magac-u-yaallada
Kala duwan
Degmada
Onlayn
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Margot Presley
Shahaadooyinka
NP
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Pat Buckley
Shahaadooyinka
ND
Magac-u-yaallada
aan la garaneyn
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Richard Bruno
Shahaadooyinka
MD, MPH, FAAFP, FACPM, AAHIVS
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Wendy Vannoy
Shahaadooyinka
ND
Magac-u-yaallada
iyada/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Sean Peter Horan
Shahaadooyinka
ND, MS
Magac-u-yaallada
isaga/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Angela Carter
Shahaadooyinka
ND
Magac-u-yaallada
aan la garaneyn
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Connie Silverman
Shahaadooyinka
DNP, FNP-C
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Ben Sokoloff
Shahaadooyinka
DO
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Rian Johnson
Shahaadooyinka
MN, FNP-C
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Amy Wiser
Shahaadooyinka
MD, FAAFP
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Maeve McGarry
Shahaadooyinka
DNP, FNP
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Elizabeth Yiu
Shahaadooyinka
MSN, FNP-C
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Rachel Jackson
Shahaadooyinka
MD
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Diana Hall
Shahaadooyinka
PNP, MSN, MS, RN
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Emmy Wohlgemuth
Shahaadooyinka
FNP-C, CNM
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Isabelle Trepiccione
Shahaadooyinka
MD
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Karletia Lewis
Shahaadooyinka
FNP
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Karlyn Nieland
Shahaadooyinka
ANP
Magac-u-yaallada
iyada/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Mandi Ruscher
Shahaadooyinka
MSN, FNP-C, CPEN
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Meghan Brinson
Shahaadooyinka
ND
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Miguel Mitchell
Shahaadooyinka
ND
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Shelda R. Holmes
Shahaadooyinka
FNP
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Kim Kelsey
Shahaadooyinka
FNP
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Melanie Anthony
Shahaadooyinka
FNP
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Teri Bunker
Shahaadooyinka
DNP, FNP
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Gwyneth Jones
Shahaadooyinka
DNP, FNP
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Brittany Kolluru
Shahaadooyinka
ND
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Amber Oyama
Shahaadooyinka
MSN, FNP-C
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Healthy Living Community
Shahaadooyinka
NDs
Magac-u-yaallada
Kala duwan
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Ruth Christiansen
Shahaadooyinka
PA-C
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Dr. Jackson
Shahaadooyinka
ND, LMT, CPT
Magac-u-yaallada
iyada/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Michelle Williams
Shahaadooyinka
ND
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Emily Rose Jacobson
Shahaadooyinka
PA-C
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Megan Brusca
Shahaadooyinka
MD
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Darcie Clark
Shahaadooyinka
FNP
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Zannah Martell
Shahaadooyinka
FNP
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Stephen Levy
Shahaadooyinka
ND, LAC, LMT
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Planned Parenthood NE Portland Health Center
Shahaadooyinka
Kala duwan
Magac-u-yaallada
Kala duwan
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Planned Parenthood Hillman East Portland Center
Shahaadooyinka
Kala duwan
Magac-u-yaallada
Kala duwan
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Tahsa Searles
Shahaadooyinka
APRN, AGCNS-BC
Magac-u-yaallada
iyada/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Tove Silver
Shahaadooyinka
WHNP, AGNP
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
WA
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Megan Manley
Shahaadooyinka
PA
Magac-u-yaallada
aan la garaneyn
Degmada
WA
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Lisa Kipersztok
Shahaadooyinka
MD
Magac-u-yaallada
aan la garaneyn
Degmada
WA
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Ericka Horner
Shahaadooyinka
PA-C
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
WA
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Planned Parenthood Beaverton Health Center
Shahaadooyinka
Kala duwan
Magac-u-yaallada
Kala duwan
Degmada
WA
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Oshin Worthington
Shahaadooyinka
ND
Magac-u-yaallada
iyaga/iyaga
Degmada
Keliya adeegyada caafimaadka masaafada
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
PPSO Telehealth Services
Shahaadooyinka
Kala duwan
Magac-u-yaallada
Kala duwan
Degmada
Keliya adeegyada caafimaadka masaafada
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Sally Kraynik
Shahaadooyinka
NP
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
Keliya adeegyada caafimaadka masaafada
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Planned Parenthood Milwaukie-Oak Grove Health Center
Shahaadooyinka
Kala duwan
Magac-u-yaallada
Kala duwan
Degmada
CL
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Dr. V Madrigal
Shahaadooyinka
ND
Magac-u-yaallada
iyaga/iyada
Degmada
MU & Clark (Washington)
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Kaiser Permanente Gender Pathways Clinic
Shahaadooyinka
Kala duwan
Magac-u-yaallada
Kala duwan
Degmada
Heer gobol
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Tina Jenq
Shahaadooyinka
MD
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
CL
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Tuan A. Nguyen
Shahaadooyinka
MD, FACS, DDS
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
CL
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Britta Ameel
Shahaadooyinka
MD
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
CL
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Michele T. Quinn
Shahaadooyinka
MD
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
CL
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Oscar Polo
Shahaadooyinka
MD, FACOG
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Jens Berli
Shahaadooyinka
MD
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Daniel Dugi
Shahaadooyinka
MD, FACS
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Megan Bird
Shahaadooyinka
MD
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Hema Thakar
Shahaadooyinka
MD, FACS
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Jyoti Chouhan
Shahaadooyinka
DO, PharmD
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Toby Meltzer
Shahaadooyinka
MD
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Richard McNally
Shahaadooyinka
MD
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Juliana E. Hansen
Shahaadooyinka
MD, FACS
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Nick Esmonde
Shahaadooyinka
MD
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Geolani Dy
Shahaadooyinka
MD
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Jennifer Franz
Shahaadooyinka
iyada/iyada
Magac-u-yaallada
MD, FACOG
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Lishiana Shaffer
Shahaadooyinka
iyada/iyada
Magac-u-yaallada
MD
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Krista Jensen
Shahaadooyinka
iyada/iyada
Magac-u-yaallada
DO
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Scott Hoffman
Shahaadooyinka
isaga/isaga
Magac-u-yaallada
MD
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Sean McNally
Shahaadooyinka
isaga/isaga
Magac-u-yaallada
MD
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Leslie Palacios-Helgeson
Shahaadooyinka
iyada/iyada
Magac-u-yaallada
MD
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Blair Peters
Shahaadooyinka
iyaga/isaga
Magac-u-yaallada
MD
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Erica Magelky
Shahaadooyinka
iyada/iyada
Magac-u-yaallada
MD
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Erika Copperman
Shahaadooyinka
iyada/iyada
Magac-u-yaallada
DO
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Joshua Shindler
Shahaadooyinka
isaga/isaga
Magac-u-yaallada
MD
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Michael Schmitt
Shahaadooyinka
MD
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
WA
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Hetal Fichadia
Shahaadooyinka
MD, FACS
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
WA
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Gary Burgoine
Shahaadooyinka
MD
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
WA
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Monica Llado-Farrulla
Shahaadooyinka
MD
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
WA
La xidhiidh
Fadlan ogsoonow: Dhakhaatiirtan qalliinka keliya waxa heli kara xubnaha Health Share/Kaiser.
Magaca Daryeel Bixiyaha
Rahul Kasukurthi
Shahaadooyinka
MD
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
CL, WA
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Alexander J. Gougoutas
Shahaadooyinka
MD
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
CL, WA
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Hao-Jun J. Chong
Shahaadooyinka
MD
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
CL, WA
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Patricia H. Sandholm
Shahaadooyinka
MD
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
CL, WA
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Jennifer A. Murphy
Shahaadooyinka
MD
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
CL, WA
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Sara Spettel
Shahaadooyinka
MD
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
CL, MU, WA
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Christopher Razavi
Shahaadooyinka
MD
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
CL, MU, WA
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Sasha Druskin
Shahaadooyinka
isaga/isaga
Magac-u-yaallada
MD
Degmada
CL, MU, WA
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Leslie Palacios-Helgeson
Shahaadooyinka
iyada/iyada
Magac-u-yaallada
MD
Degmada
CL, MU, WA
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Marcie Drury Brown
Nooca daryeelka
Dhakhtarka Qanjidhada Carruurta
Shahaadooyinka
MD
Magac-u-yaallada
aan la garaneyn
Degmada
CL
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Karmen Steffan
Nooca daryeelka
Daaweynta codka
Shahaadooyinka
CCC-SLP
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
CL
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
PNW Electrology
Nooca daryeelka
Electrology
Shahaadooyinka
LE
Magac-u-yaallada
Kala duwan
Degmada
CL
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Michelle Cappadona
Nooca daryeelka
Timo jarista
Shahaadooyinka
LE
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Heather Onoday
Nooca daryeelka
Daaweynta Maqaarka
Shahaadooyinka
RN, FNP, MN
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Radhika Purushothaman
Nooca daryeelka
Dhakhtarka Qanjidhada Carruurta
Shahaadooyinka
MD
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
David Snyder
Nooca daryeelka
Dhakhtarka Qanjidhada Carruurta
Shahaadooyinka
MD
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Sevket Yigit
Nooca daryeelka
Dhakhtarka Qanjidhada Carruurta
Shahaadooyinka
MD
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Kara Connelly
Nooca daryeelka
Dhakhtarka Qanjidhada Carruurta
Shahaadooyinka
MD
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Hayley Baines
Nooca daryeelka
Dhakhtarka Qanjidhada Carruurta
Shahaadooyinka
MD
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Stephanie Tarlow
Nooca daryeelka
Dhakhtarka Qanjidhada Carruurta
Shahaadooyinka
P.A.-C, C.D.C.E.S.
Magac-u-yaallada
aan la garaneyn
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Gender Communication Lab
Nooca daryeelka
Daaweynta codka
Shahaadooyinka
Kala duwan
Magac-u-yaallada
kala duwan
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Joshua Shindler
Nooca daryeelka
Daaweynta codka
Shahaadooyinka
MD
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
The Wellness Group - Voice, Speech and Swallowing LLC
Nooca daryeelka
Daaweynta codka
Shahaadooyinka
CCC-SLPs
Magac-u-yaallada
kala duwan
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Paul Flint
Nooca daryeelka
Daaweynta codka
Shahaadooyinka
MD
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Carter Scott
Nooca daryeelka
OBGYN
Shahaadooyinka
MD
Magac-u-yaallada
isaga/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Rowan Everard
Nooca daryeelka
Ku Daaweynta Irbadaha
Shahaadooyinka
LAc
Magac-u-yaallada
aan la garaneyn
Degmada
MU
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Sara Erter - OHSU NW Clinic for Voice and Swallowing
Nooca daryeelka
Daaweynta codka
Shahaadooyinka
CCC-SLP
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Lin Kruxia - Rose's Thorn Electrologyv
Nooca daryeelka
Timo jarista
Shahaadooyinka
LE
Magac-u-yaallada
iyada/iyaga
Degmada
MU
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Shoshana Farber
Nooca daryeelka
Daryeelka Caafimaadka WHNP, Taranka & Jinsiga
Shahaadooyinka
WHNP
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
WA
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Maya Hunter
Nooca daryeelka
Dhakhtarka Qanjidhada Carruurta
Shahaadooyinka
MD
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
CL, MU, WA
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Karin Selva
Nooca daryeelka
Dhakhtarka Qanjidhada Carruurta
Shahaadooyinka
MD
Magac-u-yaallada
iyada/iyada
Degmada
CL, MU, WA
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Daniel Trimberger
Nooca daryeelka
Dhakhtarka Lafaha iyo Seedaha
Shahaadooyinka
MD
Magac-u-yaallada
isaga/isaga
Degmada
Cl, WA
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Monte Nido - West Linn
Degmada
CL
Nooca daryeelka
Daaweynta guriyeed ee ciladda cuntada
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
The Living Room
Degmada
CL
Nooca daryeelka
Xarunta bulshada & taageerada faca
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Prism Health
Degmada
MU
Nooca daryeelka
Xarunta caafimaadka daryeelka koowaad, daaweynta hoormooneed iyo daryeelka caafimaadka maskaxda
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Transgender Health Program - OHSU
Degmada
MU
Nooca daryeelka
Waxbarashada, maareynta kiiska, taageerada bulshada
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
The Equi Institute (previously Sacred Vessel)
Degmada
MU
Nooca daryeelka
Maareynta kiiska, taageerada bulshada, iyo taageerada faca
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Northwest Gender Pathways Clinic - Kaiser
Degmada
MU
Nooca daryeelka
Xarunta caafimaadka daryeelka koowaad, daaweynta hoormooneed iyo daryeelka caafimaadka maskaxda
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Utopia PDX
Degmada
MU
Nooca daryeelka
U doodista, taageerada bulshada
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Portland Two Spirit Society
Degmada
MU
Nooca daryeelka
Taageerada bulshada
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
TransActive Gender Center
Degmada
MU
Nooca daryeelka
Xarunta bulshada & taageerada faca
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Sexual & Gender Minority Youth Resource Center (SMYRC) - New Avenues for Youth
Degmada
MU
Nooca daryeelka
Xarunta bulshada & taageerada faca
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
The Q Center
Degmada
MU
Nooca daryeelka
Xarunta bulshada & taageerada faca
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Me Cuido, Te Cuido Trainings - Familias en Accion
Degmada
MU
Nooca daryeelka
Waxbarashada
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Black and Beyond the Binary Collective
Degmada
MU
Nooca daryeelka
Waxbarashada, taageerada bulshada, kaalmo isweydaarsiga
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
The Queer Resource Center - Portland State University
Degmada
MU
Nooca daryeelka
Xarunta bulshada
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Outside In
Degmada
MU
Nooca daryeelka
Xarunta caafimaadka daryeelka koowaad iyo daaweynta hoormoonada
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Quest Center for Integrative Health
Degmada
MU
Nooca daryeelka
Xarunta caafimaadka daryeelka koowaad, daaweynta hoormooneed iyo daryeelka caafimaadka maskaxda
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Gender Communication Lab
Degmada
MU
Nooca daryeelka
farsamooyinka codka iyo xidhiidhka xaqiijinaya jinsiga
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Portland Mental Health & Wellness - The Affirm 2STNB Program
Degmada
MU
Nooca daryeelka
Taageerada bulshada ee 2STNB, daryeelka caafimaadka maskaxda
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Spectrum Counseling - A Spectrum of Strength Group Therapy
Degmada
MU
Nooca daryeelka
Saykoterabi
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
True Colors Recovery
Degmada
CL, MU, WA
Nooca daryeelka
Xarun bulsho & taageerada faca, kasoo kabashada adeegsiga maandooriyaha
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Mental Health & Addiction Association of Oregon
Degmada
CL, MU, WA
Nooca daryeelka
Taageerada faca
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
PDX Trans Housing Coalition
Degmada
CL, MU, WA
Nooca daryeelka
Kaalmo isweydaarsi
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
STRIDE (LifeWorks NW)
Degmada
CL, MU, WA
Nooca daryeelka
Taageerada faca & maaraynta kiiska
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Doernbecher Gender Clinic (Pediatric) - OHSU
Degmada
CL, MU, WA
Nooca daryeelka
daryeelka koowaad, daaweynta hoormooneed iyo caafimaadka maskaxda ee dhallinyarta iyo qoysaska jinsigoodu ka duwan yahay kuwa dadka badankooda
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Legacy's T-Clinic (Pediatric)
Degmada
CL, MU, WA
Nooca daryeelka
daryeelka koowaad, daaweynta hoormooneed iyo caafimaadka maskaxda ee dhallinyarta iyo qoysaska jinsigoodu ka duwan yahay kuwa dadka badankooda
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Rahab's Sisters
Degmada
CL, MU, WA
Nooca daryeelka
isku imaatinada bulsheed, taageerada caafimaadka maskaxda, wacyigelinta waddada
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Northwest Gender Alliance
Degmada
CL, MU, WA, Clark Co
Nooca daryeelka
Taageerada bulshada & taageerada faca
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
AFFIRM Groups
Degmada
Heer gobol
Nooca daryeelka
taageerada caafimaadka maskaxda ee dhallinyarta
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Planned Parenthood Southwestern Oregon
Degmada
Heer gobol
Nooca daryeelka
Xarunta caafimaadka daryeelka koowaad iyo daaweynta hoormoonada
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Basic Rights Oregon
Degmada
Heer gobol
Nooca daryeelka
Hay'adda u doodista
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Out Dance Project - Boom and Bust
Degmada
Heer gobol
Nooca daryeelka
Taageerada bulshada
La xidhiidh
Ma Habboona
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Haymarket Pole Collective (HMPC)
Degmada
Heer gobol
Nooca daryeelka
Khayraadka caafimaadka Maskaxda BIPOC, bulshada
La xidhiidh
Ma Habboona
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Planned Parenthood Columbia Willamette
Degmada
Heer Gobol & Degmada Clark
Nooca daryeelka
Xarunta caafimaadka daryeelka koowaad iyo daaweynta hoormoonada
La xidhiidh
Magaca Daryeel Bixiyaha
Beyond These Walls
Degmada
PNW
Nooca daryeelka
Hay'adda u doodista
La xidhiidh
Ma Habboona
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
The Villa Health
Degmada
Onlayn, Oregon & Washington
Nooca daryeelka
Toobista, caafimaadka maskaxda, dhimista culayska/aesthetics
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Project HEAL
Degmada
Qaran
Nooca daryeelka
Taageerada ciladda cunitaanka
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
FEDUP Collective
Degmada
Qaran
Nooca daryeelka
Taageerada ciladda cunitaanka
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Dem Bois Inc.
Degmada
Qaran
Nooca daryeelka
kaalmo dhaqaale oo shakhsi(yaadka) aan caddaanka ahayn loo siiyo qalliinada xaqiijiya jinsiga
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Autistic Self Advocacy Network
Degmada
Qaran
Nooca daryeelka
Naftaa u doodista Otisamka
La xidhiidh
Ma Habboona
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Autistic Women & Nonbinary Network
Degmada
Qaran
Nooca daryeelka
Xoojinta, kaalmada isku-duubnida, khayraadka bulshada
La xidhiidh
Ma Habboona
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
T4T Caregiving
Degmada
Qaran
Nooca daryeelka
Daryeel-bixinta labeebka
La xidhiidh
Ma Habboona
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
TBuddy
Degmada
Qaran
Nooca daryeelka
Taageerada lodka labeebka ragga ah
La xidhiidh
Ma Habboona
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
TransTech Social
Degmada
Qaran
Nooca daryeelka
Waxbarashada, xoojinta, dhisidda mihnadda
La xidhiidh
Websaytka
Magaca Daryeel Bixiyaha
Transgender American Veterans Association (TAVA)
Degmada
Qaran
Nooca daryeelka
Kaalmada iyo u-doodista halgamayaasha labeebka
La xidhiidh
Waa maxay tallaabooyinka lagu helayo adeegyada?
1. Waxa aad ku bilawdaa bixiyayaasha daryeelkaaga koowaad iyo caafimaadkaaga maskaxeed
Waxa ay kaa caawin karaan ku dhawaad wax kasta laga soo bilaabo khalkhalka aqoonsiga jinsiyeed ee hore illaa helitaanka daaweynta hoormoonada iyo/ama qalliinada. Xaaladaha qaar, waxa daruuri ah inaad gudbin ka haysato bixiyaha daryeelka koowaad iyo daryeel bixiyaha caafimaadka maskaxda si aad u qabsato ballan latalin qalliin. Waxa aad ka raadin kartaa daryeel bixiyayaal liistooyinka sare ama adiga oo wacaya Adeega Macmiilka.
2. Naftaada bar wax ka qabashooyinka caafimaad iyo waxa aad dareemayso inay munaasab kugu yihiin
Waxa jira ikhtiyaaro kala duwan oo aad heli karto marka ay tahay wax ka qabashooyinka hoormooneed iyo qalliin. Qaar ah dhakhaatiirta qalliinka ee ku jira shabakadeenu waxa ay qabtaan qalliino kala duwan waxana uu mid waliba leeyahay farsamooyin u gaar ah. Waxa aanu ku talinaynaa inaad la xidhiidho xafiiska dhakhtarka qalliinka si aad u eegto noocyada qalliinka, jadwal wakhtiyeedyada soo kabashada, tixgelinada iyo halisaha, oo ay kuu dheer tahay wixii su'aalo ah ee kale ee aad qabi karto. Fadlan ogsoonow in wax ka qabashada hoormooneed iyo qalliin ee dadka ka yar 18 ay xaddidan tahay isla markaana baadhis dheeraad ah loo baahan karo.
3. Go'aami in iska baadhista waxa loo yaqaan khalkhalka aqoonsiga jinsiyeed ay kugu habboon tahay ama aad u baahan tahay helitaanka daryeelka aad doonayso haddii ay sidaas tahayna, ku hel qoraal ahaan.
Hubi in qiimeyntaada khalkhalka aqoonsiga jinsiyeed ay ka timid daryeel bixiye caafmaad maskaxeed oo khibrad u leh baadhista khalkhalka aqoonsiga jinsiyeed. Dhakhaatiirta haysta ugu yaraan shahaado heerka labaad ah ayaa u qalma inay usoo qoraan waraaqo ay ku sheegayaan bukaanada qaba ciladda aqoonsiga jinsiyeed Qorshaha Caafimaadka Oregon. Waraaqahan waa in uu soo qoro dhakhtar liisan haysta ama dhakhtar aan liisan haysan balse haysta saxeexa kormeeraha dhakhtarka ah oo liisanka haysta. Waraaqahan waxa loo bixin karaa magaca ah "waraaqo qiimeyn" ama "waraaqo taageero" waxana ay daruuri u yihiin helitaanka qalliinka iyo, xaaladaha qaar, beddelitaanka magaca jinsiyeed ee ku qoran waraaqaha aqoonsiga (sida, shahaadada dhalashada, aqoonsiga gobolka, iwm.). Qalliinada xubnaha taranku waxa ay u baahan yihiin laba waraaqo qiimeyn ah.
Haddii aad caawimo uga baahan tahay helitaanka adeegyada, ama haddii aad u baahan tahay inaad qof kala hadasho adeegyada CareOregon ay bixiso, waxa aad ka wacdaa Adeega Macmiilka 503-416-4100, lambarka bilaashka ah ee 800-224-4840 ama TTY 711.
Khayraad CareOregon oo dheeraad ah
CareOregon waxa ay taageertaa baahiyaha beddelitaanka ee ka baxsan wax ka qabashooyinka caafimaad. Xurnaha iyo daryeel bixiyayaashoodu waxa ay codsan karaan lacago adeegyada caafimaadka la xidhiidha (HRSF) oo ah agabyada ama adeegyada aanu daboolayn Qorshaha Caafimaadka Oregon, balse horumarin doona caafimaadka qoka. HRS waa inay waafaqsanaataa qorshaha daaweynta xubinta, sida ay u sameeyeen kooxdooda daryeelka koowaad ama daryeel bixiyayaashooda daaweynta ee kale.
Tusaaleyaasha qaar oo ah waxyaabaha soo hoos geli kara HRSF waa:
- dharka xaqiijinaya jinsiga
- garamaanta xabad xejiyayaasha ah
- xubnaha taranka ee macmalka ah
- kharashaadka la xidiidha beddelitaanada magaca
- beddelitaanada magaca jinsiyeed
- waraaqaha aqoonsiga
- iyo waxyaabo kale oo dheeraad ah
Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah, fadlan booqo bogayaga websaytka adeegyada la xidhiidha caafimaadka.