DIGTOON: Heerku wuu kacayaa Sebtembar 4-6. Khayraadkeena Kulka Daran ayaa ku caawin kara.

Dooro luuqad

Wax badan ka baro: Jadeecada ka jirta Oregon

Khayraadka soo Kabashada Dabka Kaymaha Oregon ee Degmooyinka Clackamas, Washington Multnomah

Ra'yi-celinta websaytka

Astaanta xiritaanka

Naga caawi inaan sii horumarino websaytkeena

Ma dhibaato ayaad kala kulantaa helista waxaad raadinayso? Ma rabtaa inaad nala wadaagto waayo aragnimadada isticmaalka websaytka? Ka qayb qaado xog aruurinteena ku aadan falcelintaa oona nala socodsii!

Dabka kaymaha ee Oregon waxa uu dadka gobolka oo dhan ku abuuray xaalad cabsi leh oo aan la hubin, oo ay ku jiraan qaar badan oo xubnahayaga ah. Wixii macluumaad ah ee ugu dambeeyay ee ku saabsan dabka kaymaha, ogeysiisyada daadgureynta iyo khayraadka kale, fadlan guji linkiga hoose. Haddii ay dhibaato kaa haysato helitaanka daryeelka caafimaad iyo daawooyinka ama aad u baahan tahay in lagaa caawiyo cuntada, guriyeynta ama khayraadka isgaarsiinta, fadlan nala soo socodsii. 

Kala xidhiidh Adeega Macmiilka 800-224-4840 ama nooga soo dir fariin ammaan ah bogga xubinta halkan.