DIGTOON: Heerku wuu kacayaa Sebtembar 4-6. Khayraadkeena Kulka Daran ayaa ku caawin kara.

Dooro luuqad

Wax badan ka baro: Jadeecada ka jirta Oregon

Qiimeynta koboca

Ra'yi-celinta websaytka

Astaanta xiritaanka

Naga caawi inaan sii horumarino websaytkeena

Ma dhibaato ayaad kala kulantaa helista waxaad raadinayso? Ma rabtaa inaad nala wadaagto waayo aragnimadada isticmaalka websaytka? Ka qayb qaado xog aruurinteena ku aadan falcelintaa oona nala socodsii!

Ilmahaagu wuxuu u koraa siyaabo badan inta lagu jiro sannadaha ugu horreeya ee nolosha. Isbeddelladani waa kuwo jireed, shucuureed, bulsho iyo garasho (waxbarasho, fikir iyo mushkilad xalin). Xirfado cusub ayaa soo koraya sannadahan sida gurguurashada, socodka iyo hadalka. Xirfadahan waxaa loo yaqaannaa marxaladaha korriinka. Baaritaanku wuxuu sheegi karaa haddii ilmuhu gaarayo heerarkan, ama haddii ay jiraan dib u dhac. Ogaanshaha hore ee daahitaanka ayaa kaa caawinaysa adiga iyo bixiyaha xanaanada aasaasiga ah ee ilmahaaga (PCP) inaad aqoonsataan adeegyada laga yaabo inay anfici karaan ilmahaaga. Baaritaanka korriinka waa faa'iido ay dabooshay CareOregon.

Waqtiga ugu wanaagsan ee lagala hadli karo korriinka iyo baarista ilmaha waa bixiyaha xanaanada aasaasiga ah ee ilmahaaga (PCP) marka uu ilmuhu soo booqdo. La hadal dhakhtarkaaga ama kalkaalisada ilmahaaga wakhti kasta oo aad welwel ka qabto horumarka ilmahaaga.

Khayraadka onlaaynka ah

Aanu ku caawino

Fariin aamin ah noogu soo dir bogga xubinta ee careoregon.org/portal ama naga soo wac 503-416-4100, lambarka bilaashka ah 800-224-4840 ama TTY 711. Waxaan kaa caawin karnaa inaad bilaawdo helida dheefaha.