DIGTOON: Heerku wuu kacayaa Sebtembar 4-6. Khayraadkeena Kulka Daran ayaa ku caawin kara.

Dooro luuqad

Wax badan ka baro: Jadeecada ka jirta Oregon

Oofwareen

Ra'yi-celinta websaytka

Astaanta xiritaanka

Naga caawi inaan sii horumarino websaytkeena

Ma dhibaato ayaad kala kulantaa helista waxaad raadinayso? Ma rabtaa inaad nala wadaagto waayo aragnimadada isticmaalka websaytka? Ka qayb qaado xog aruurinteena ku aadan falcelintaa oona nala socodsii!

Kalkaalisada oo dhageysaneeysa garaaca wadnuhu bukaanka ayadoo isticmaaleyso qalabka lagu maqlo dhawaaqa gudaha ee jirka bini'aadamka.

Oofwareen waa caabuq ku dhaca sambabada kaas oo u dhexeeya mid fudud ilaa mid daran. Xarunta Xakamaynta iyo Ka Hortagga Cudurada waxaay u taxeeysaa calaamadaha ugu caansan ee oofwareen sida tan:

  • Qufac
  • Qandho
  • Neefsashada oo adkaata

Fayrasyada, bakteeriyada iyo noocyada kala duwan ee fangas waxay dhammaantood keeni karaan oofwareen.

Oof wareenku wuxu walaac weyn ku haya dadka waaweyn, dadka la nool xanuunada caafimaad jiitama - sida sonkorow ama neef - ama dadka habdhiska difaaca jirkoodu daciif yahay sida bukaannada kansarka qabo ama bukaannada qaba HIV/AIDS ka. Oofwareen waxay kaloo ka soo dhalan kartaa hargab kugu halaabe.

Ku dadaal in aad qaadato tallaalka hargabka sanad kasta oona la hadal dhakhtarkaaga sidii aad u heli lahayd tallaalka oofwareen. Tallaalada oofwareen waaxay ku heli karaan si bilaash ah xubnaha CareOregon. Markaad qufacaysid dabool afkaaga oo dhaq gacmahaaga si aan uga hortagno faafitaanka caabuqa

Aanu ku caawino

Fariin aamin ah noogu soo dir bogga xubinta ee careoregon.org/portal ama naga soo wac 503-416-4100, lambarka bilaashka ah 800-224-4840 ama TTY 711. Waxaan kaa caawin karnaa inaad bilaawdo helida dheefaha.