Wax badan ka baro: Waxaa nagu dhacay in oggolaansho la'aan xog la helay taasoo saamayn ku yeelatay xubnaha qaar.

Dooro luuqad

Your OHP benefits have not changed. Oregon is monitoring federal changes and future impacts on Medicaid. Learn more here.

Adeegyada dheeriga ah ee CareOregon

Ra'yi-celinta websaytka

Astaanta xiritaanka

Naga caawi inaan sii horumarino websaytkeena

Ma dhibaato ayaad kala kulantaa helista waxaad raadinayso? Ma rabtaa inaad nala wadaagto waayo aragnimadada isticmaalka websaytka? Ka qayb qaado xog aruurinteena ku aadan falcelintaa oona nala socodsii!

Adeegyada kale ee CareOregon

Maalin kasta, CareOregon waxa ay dhaaftaa daryeelka caafimaadka si ay u eegto qofka oo dhan. Taasi waa sababta aan u bixino helitaanka adeegyada caafimaadka la xiriira, shaqaalaha caafimaadka dhaqanka, ilaha cuntada, raacitaanka, adeegyada luqadda iyo Isku-dubbaridka Daryeelka Qabiilka.