DIGTOON: Heerku wuu kacayaa Sebtembar 4-6. Khayraadkeena Kulka Daran ayaa ku caawin kara.

Dooro luuqad

Wax badan ka baro: Jadeecada ka jirta Oregon

Hel Bixiye ama Farmasiile

Ra'yi-celinta websaytka

Astaanta xiritaanka

Naga caawi inaan sii horumarino websaytkeena

Ma dhibaato ayaad kala kulantaa helista waxaad raadinayso? Ma rabtaa inaad nala wadaagto waayo aragnimadada isticmaalka websaytka? Ka qayb qaado xog aruurinteena ku aadan falcelintaa oona nala socodsii!

Ogsoonoow: Si aad u hesho adeeg bixiyaha caafimaadka dhimirka ama daaweynta isticmaalka maandooriyaha, fadlan booqo boggeena Caafimaadka Dhimirka iyo Daaweynta Isticmaalka maandooriyaha.

Macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan adeegyada gaadiidka ee loo heli karo ballamaha caafimaadka jirka, ilkaha iyo dhimirka, fadlan booqo boggeena Gaadiidka

Isticmaal foomka hoose si aad u hesho adeeg bixiye. Waxaad raadin kartaa magaalada, degmada, lambarka ZIP ama cinwaankaaga. Hawsha goob-heliddu waxay si sax ah u muujinaysaa halka uu adeeg bixiyaha ku bixiyo adeegyada.

Haddii aad wax su'aalo ah qabtid, ama aad rabto in laguu soo diro nuqul daabacan oo ah tusaha addeeg bixiyaha , fadlan ka wac Qolada Adeegga Macmiilka 503-416-4100, , lambarka lacag-la'aana 800-224-4840 ama TTY 711.

Ogsoonoow:Takhtarkaaga gaarka ah (PCP) ayaa wax ka qaban doona badi baahiyahaaga daryeelka caafimaadka, marka laga reebo:

  • Aragtida
  • Daaweynta isticmaalka mukhaadaraadka
  • Qorshaynta qoyska ama ballamaha dhalmada

Hel Farmasi

Ma waxaad ka raadinaysaa farmasi ka qayb qaadanaya shabakadda CareOregon? Adeegso qalabka raadinta adeegbixiyaha bixiyaha onlaynka ah si aad u hesho farmasiyada ka qaybqaata wakhtiga dhabta ah.  Si aad u heshid farmasi ka tirsan shabakada adoo isticmaalaya aalada wax raadinta, isticmaal tilmaamahan:

  1.  Sanduuqa Macluumaadka Adeeg Bixiyaha, ka dooro "pharmacy (farmasi)" nooca liiska Adeeg bixiyaha hoos u soconaya.
  2. Ka dooro Nooca Farmasiga, tusaale ahaan, "tafaariiqley" liiska.
  3. Sanduuqa goobta, dooro "mid kasta" ee liiska gobolka. Dooro badhanka "search (raadi)" Tani waxay ku siin doontaa liiska dhammaan farmasiyaasha ka qaybqaadanaya dalka oo dhan iyadoo lagu salaynayo nooca farmasiga ee aad dooratay.