Wax dheeri ah ka baro: Isbeddelada muhiimka ah ee bixiyeyaasha caafimaadka habdhaqanka ee aan heshiiska lala galin.

Dooro luuqad

Baraarujin: Heerkulku sare ayuu u kacayaa. Khayraadkayaga Kulaylka Xad-dhaafka ah ayaa ku caawin kara.

Wararka iyo Sheekooyinka

Ra'yi-celinta websaytka

Astaanta xiritaanka

Naga caawi inaan sii horumarino websaytkeena

Ma dhibaato ayaad kala kulantaa helista waxaad raadinayso? Ma rabtaa inaad nala wadaagto waayo aragnimadada isticmaalka websaytka? Ka qayb qaado xog aruurinteena ku aadan falcelintaa oona nala socodsii!

Isbeddelada barnaamijka Foodsmart

Jul 29, 2025, 23:01 GD

Laga bilaabo Oktoobar 1, 2025, xubnaha qaar ka mid ah oo keliya ayaa awoodi doona inay sii isticmaalaan Foodsmart. Waa in loo ansixiyo Dheefaha Nafaqada ee Baahida Bulshada ee Caafimaadka la Xiriira (HRSN).

Isbeddelkan wuxuu naga caawinayaa inaanu taageero siino dadka aadka ugu baahida badan.

Waxa aad u baahan tahay inaad ogaato

  • Haddii aad hadda isticmaashid Foodsmart, waad sii isticmaali kartaa ilaa Sibtambar 30, 2025.
  • Ma ugu baahan tahay caawimo dheeraad ah cunista cunto caafimaad leh? La hadal bixiyahaaga daryeelka aasaasiga ah (PCP) ama ka fiiri Tusaha Bixiyaha CareOregon.
    • Si aad u hesho khabiir cunto, raadi:
      • Nooca Bixiyaha: Bixiye Takhasusa
      • Takhasus: Cunto-yaqaan Diiwaangashan

Kadib Oktoobar 1, 2025, xubnaha kaliya leh dheefaha nafaqada ee HRSN ayaa isticmaali kara Foodsmart.

Wax badan ka baro oo arag in aad adigu u qalanto dheeftan.

Ma u baahan tahay caawin?

Suʼaalaha ku saabsan dheefahaaga: Wac Adeegga Macmiilka CareOregon (503) 416-4100

Wixii su'aalo ah ee ku saabsan ballamahaaga Foodsmart: Ka wac Foodsmart (971) 315-9771