In this story

    Halkeen ka heli karaa kooxaha taageerada lodka ee aulubka iyo walaaca?

    • caafimaadka hab dhaqanka

    Haddii qulub ama walaac aad la dhibtoonayso, keligaa ma tihid. Halkan waxaa ku qoran qaar ka mid ah khayraadka taageerada lodka ee Oregon iyo dalka oo dhan oo kaa caawin kara:

    Maxaa ka dhaca kulanka taageerada lodka?

    Iyadoo laga yaabo in shaqada kooxuhu wax yar ku kala duwan yihiin, guud ahaan waxaad filan kartaa kuwan soo socda:

    • Kooxda waxaa hogaamin doona qof u tababaran fududeeyenimo. Waa meel aad xor tahay oo waxa aad adiga iyo dadka kale ee kooxda ka tirsaniba aad ka sheegtaan waa qarsoodi.
    • Waxaad baran kartaa dad kale oo aad isku duruuf tihiin.
    • Haddii aad nafis ku dareemayso, waxaad la wadaagi kartaa dhibta, caqabadahaaga iyo waayo-aragnimadaada caafimaadka maskaxda.
    • Waxaad bixin kartaa ood u heli kartaa taageero niyadeed iyo caawinaad wax ku ool ah caafimaadkaaga maskaxda adiga oo ka helaya fududeeyaha iyo ka-qaybgalayaasha kale.
    • Koox taageero ayaa kaa caawin kara inaad horumariso xirfadaha iyo inaad dhisto kalsooni si aad si wanaagsan ugu noolaato adigoo qaba caqabadahaaga caafimaadka maskaxda.

    Web feedback

    Astaanta xiritaanka

    Naga caawi inaan sii horumarino websaytkeena

    Ma dhibaato ayaad kala kulantaa helista waxaad raadinayso? Ma rabtaa inaad nala wadaagto waayo aragnimadada isticmaalka websaytka? Ka qayb qaado xog aruurinteena ku aadan falcelintaa oona nala socodsii!