In this story
Recovery is possible: Hear Adrian's story

- caafimaadka hab dhaqanka
Adrian wuxuu ahaa 21 jir markii u horraysay ee uu bilaabay herowiinta. Hadda, waa 8 jir soo kabanaya iyo Agaasimaha Hawlgallada 4D Recovery Center.
Wadaagista sheekooyinka iyo safarada dadka soo kabanayaa waxay innoo keenayaan inaynu ogaano adeegyada soo kabashada isticmaalka maandooriyaha.
Anaga iyo Adrian nagu soo biir si aynu u dhisno bulsho taageerta soo kabashada.
#RecoveryIsPossible #RecoveryDoesntHappenAlone #RecoveryHappensInCommunity