In this story
Recovery is possible: Hear Lydia's story

- caafimaadka hab dhaqanka
La kulan Dr. Lydia Anne M Bartholow.
Lydia waxay bilawday cabbista khamriga iyadoo dugsiga sare dhigata si ay isku illawsiiso walaaca. Kadib markay heshay bulshadeeda soo kabashada, hadda waxay u dabbaaldegaysaa 10 sano oo soo kabasho muddo dheer ah waxayna shaqadeedu tahay Kalkaaliso Sare oo Carruurta ah.
Wadaagista sheekooyinka iyo safarada dadka soo kabanayaa waxay innoo keenayaan inaynu ogaano adeegyada soo kabashada isticmaalka maandooriyaha.
Anaga iyo Lydia nagu soo biir dhisidda bulsho taageerta soo kabashada.
#RecoveryIsPossible #RecoveryDoesntHappenAlone #RecoveryHappensInCommunity