Wararka iyo Sheekooyinka

Search all news

All stories

Stories that highlight the people and programs making healthcare more accessible across Oregon.

Company highlights

The innovative programming and achievements that reflect our commitment to quality care.

CareOregon culture

A look inside the people and values that make CareOregon a compassionate workplace.

Community impact

Partnerships and programs that strengthen health and wellbeing across Oregon communities.

Health and wellness

Tips and insights to support physical and emotional wellbeing for our members.

Caafimaadkaaga dartii: Waxa la sameeyo jiilaalkan

  • Trending
Jiilaalkii waa inna hayaa! Maalmaha waa kuwo gaaban oo dhaxan leh-laakiin taasi micnaheedu maahan inaynaan diiradda saari karin siyaabo aan uga faa'iideysan karno caafimaadkeenna sida ugu badan xilligan.

Halkan waxaa ku qoran dhowr talooyin si ay kaaga caawiyaan in aad ku sii taagnaato waddada saxda ah:

  • Hubi faa'iidooyinka caymiskaaga. Imminka waa wakhti fiican ood ku xaqiijin karto in aad fahamto waxa caymiskaagu bixiyo. Qorshahaaga waxaa laga yaabaa inuu cusboonaysiin karo waxyaabaha laga jaro mushaharka iyo kharash-wadaagta, iyo sidoo kale waxyaabo cusub oo lagu daray oo laga yaabo inay bixiyaan waxa aad u baahan tahay oo kaliya. Haddii aad tahay xubin CareOregon ah oo aad qabto su'aalo ku saabsan dheefahaaga, noogu soo dir fariin ammaan ah Boortalkeena Xubinta ama naga soo wac 503-416-4100, wicitaanka bilaashka ah 800-224-4840 ama TTY 711.
  • Samee baaritaanadaada caafimaad ee sanadlaha ah. Ballan samayso sida ugu dhakhsaha badan ee aad awoodid inaad aragto dhakhtarka daryeelka aasaasiga ah (PCP) ama dhakhtarka qoyska ee adiga iyo qoyskaaga. Don’t forget to schedule appointments with the dentist, eye doctor and other specialties you need to stay healthy. Waxaa laga yaabaa inay jiraan waqtiyo sugitaan, sidaas awgeed waxaa fiican in ballanta hore loo sii qabsado.
  • Qaado tallaalada sanadlaha ah. Dhamaanteen waxaan wajahaynaa u baylah kordhay ee hargabka jiilaalka. Waana muhiim in la helo tallaalka ugu dambeeyay ee COVID-19, sidoo kale. If you have certain health conditions, the flu, COVID-19 and other viruses can lead to serious complications.

Cimilo badan oo qabow iyo duufaan leh iyo fursado yar oo aynu guriga kaga soo bixi karno dartood, xilliga qaboobaha wuxuu in badan oo inaga mid ah u noqon karaa waqti go'doon, gaar ahaan kuwa la tacaalaya caqabado dheeraad ah oo xagga caafimaadka ama badqabka ah.

  • Surround yourself with community. Talking and engaging with others in your community—whether at home, work, gym, church—can help you feel less isolated. Haddii aad ku hawlan tahay ka soo kabashada daroogada ama khamrada-ama jiro qof ehelkaaga ah oo ku jiro xaaladdaas-bulshada ayaa kaa caawin karta bogsashada.
  • U diyaargarow caqabadaha jiilaalka. Ku dadaal inaad diirsato, biyo cabto oo aad u dhig yeelato xilliga bilaha qabow. Xiro dhar culus, cab biyo badan oo iska ilaali meelaha lagu silbado ee waddada iyo meelaha la lugeeyo ama meel kasta oo aad joogtidba. Ogow ikhtiyaarada khayraadka ee deegaankaaga. Build an emergency kit; it’s a great use of downtime.
  • Stay active. The rain and snow shouldn’t keep you from moving your body. Samee socod ama tijaabi wax cusub sida yoga-da kursi ama qolkaaga fadhiga ood ku cayaartid qoob-ka-ciyaar. Xataa iskala bixin maalinle ah oo sahlan ayaa kaa caawin kara inaad kahortagto dhaawacyada oo aad dareento sida ugu fiican. Noqo mid jimicsada laakiin ha isku badin- joogtee inta aad karto ama uu kugula talinayo dhakhtarkaaga ama xirfadle kale oo caafimaad.

Ku raaxayso xilliga! Oo haddii jiilaalka uusan ahayn waqtiga aad jeceshahay ee sanadka, iska sug-gu'ga ayaa adigoon dareemin inna soo gali doona.

Web feedback

Astaanta xiritaanka

Naga caawi inaan sii horumarino websaytkeena

Ma dhibaato ayaad kala kulantaa helista waxaad raadinayso? Ma rabtaa inaad nala wadaagto waayo aragnimadada isticmaalka websaytka? Ka qayb qaado xog aruurinteena ku aadan falcelintaa oona nala socodsii!