Wararka iyo Sheekooyinka
All stories
Stories that highlight the people and programs making healthcare more accessible across Oregon.
Company highlights
The innovative programming and achievements that reflect our commitment to quality care.
CareOregon culture
A look inside the people and values that make CareOregon a compassionate workplace.
Community impact
Partnerships and programs that strengthen health and wellbeing across Oregon communities.
Health and wellness
Tips and insights to support physical and emotional wellbeing for our members.
Halkeen ka heli karaa kooxaha taageerada lodka ee aulubka iyo walaaca?

- caafimaadka hab dhaqanka
Haddii qulub ama walaac aad la dhibtoonayso, keligaa ma tihid. Halkan waxaa ku qoran qaar ka mid ah khayraadka taageerada lodka ee Oregon iyo dalka oo dhan oo kaa caawin kara:
- NAMI Oregon
- Cutubka gobolka ee National Alliance on Mental Illness (NAMI) wuxuu bixiyaa kooxo taageerada lodka ah oo loogu talagalay qoyska iyo asxaabta, iyo sidoo kale barnaamijyo waxbarasho oo lacag la'aan ah. You can contact NAMI Oregon's Helpline at 503-230-8009 or email namioregon@namior.org.
- NAMI Connection
- Koox taageero onlayn ah oo loogu talagalay dadka qaba cudurada caafimaadka maskaxda. Look for the support group nearest you.
- Depression and Bipolar Support Alliance
- Waxay bixisaa kooxo taageero oo onlayn ah iyo qaar fool-ka-fool ah oo bilaash ah loogu talagalay dadka la nool qulubka iyo xanuunka bipolar.
- Oregon Family Support Network (OFSN)
- Offers peer support in English and Spanish for families enrolled in the Wraparound Program. You can call OFSN at 971-209-9292 for more information.
- David Romprey Oregon Warmline
- Offers confidential peer support in English and Spanish at 800-698-2392.
- Oregon YouthLine
- A teen-to-teen crisis and help line that you can call at 877-968-8491, or text teen2teen to 839-863. You can also email Teen2Teen@LinesforLife.org or chat.
- Mobile Response and Stabilization Services (MRSS)
- Wuxuu siiyaa gargaar xilliga dhibaatada oo fool-ka-fool ah carruurta, dhalinyarada, iyo dhallinyarada qaangaarka ah (ilaa da'da 20 jirka). To reach services in your county, contact your local Community Mental Health Program (CMHP).
Maxaa ka dhaca kulanka taageerada lodka?
Iyadoo laga yaabo in shaqada kooxuhu wax yar ku kala duwan yihiin, guud ahaan waxaad filan kartaa kuwan soo socda:
- Kooxda waxaa hogaamin doona qof u tababaran fududeeyenimo. Waa meel aad xor tahay oo waxa aad adiga iyo dadka kale ee kooxda ka tirsaniba aad ka sheegtaan waa qarsoodi.
- Waxaad baran kartaa dad kale oo aad isku duruuf tihiin.
- Haddii aad nafis ku dareemayso, waxaad la wadaagi kartaa dhibta, caqabadahaaga iyo waayo-aragnimadaada caafimaadka maskaxda.
- Waxaad bixin kartaa ood u heli kartaa taageero niyadeed iyo caawinaad wax ku ool ah caafimaadkaaga maskaxda adiga oo ka helaya fududeeyaha iyo ka-qaybgalayaasha kale.
- Koox taageero ayaa kaa caawin kara inaad horumariso xirfadaha iyo inaad dhisto kalsooni si aad si wanaagsan ugu noolaato adigoo qaba caqabadahaaga caafimaadka maskaxda.