Raadi

Jawaabcelinta websaydka

Astaanta xiritaanka

Naga caawi inaan sii horumarino websaytkeena

Ma dhibaato ayaad kala kulantaa helista waxaad raadinayso? Ma rabtaa inaad nala wadaagto waayo aragnimadada isticmaalka websaytka? Ka qayb qaado xog aruurinteena ku aadan falcelintaa oona nala socodsii!

Waa maxay baahiyaha bulsheed?

Marka laga eego dhinaca daryeelka caafimaadka, baahiyaha bulsheed waxaa kamid ah waxyaabaha sida haysashada cunto kugu filan, gaadiidka, deegaan sugan oo lagu noolaado, waxbarasho, saxiibo ku taageera, iyo helitaanka biyo iyo karoonto. Markaadan wax kugu filan ka haysan waxyaabahan, waxay waxyeelayn kartaa jirkaaga iyo maskaxdaada labaduba. Tusaale ahaan, haddii aadan u tagi karin dhakhtarkaaga, haddii aadan heli karin cunto cusub, ama adeegyada gurigaaga ay kaa xiran yihiin, waxay ka dhigi kartaa nolosha mid aad u walaac badan waxayna dhaawici kartaa caafimaadkaaga.

Marka aad haysato waxa aad u baahan tahay, sida cunto iyo hooy sugan oo aad ku noolaato, waxay kaa caawin kartaa inaad caafimaad qab ahaato oo aad si guud wanaag u dareento. Fulinta baahiyahan bulsheed waxay dhabtii muhiim u yihiin caafimaadkaaga maskaxda iyo dareenka. Waxay kaa caawinaysaa inaad xidhiidho wanaagsan sameysato oo aad qayb ka noqoto bulshadaaada. Arrimahani waxay wax weyn ka bedeli karaan dareenka aad ka qabto sida aad bulshada ugu faraxsan tahay ee aad ugu xidhan tahay.

Maxaad u baahan tahay?

Qayb ka xulo kuwan hoose si aad wax badan uga ogaato sida aad u codsan karto shey'yaasha ama adeegyada taageeri kara caafimaadkaaga guud.

Aaladaha cimilada

  • Mukeefyo
  • Qaybaha shaandhaynta hawada iyo/ama shaandhooyin
  • Tallaagado yaryar
  • Kuleyliyeyaasha
  • Agabka korontada ee fudud
Xulo

Taageerooyinka guryeynta

  • Taageerada kirada
  • Taageerada laydhka/korontada iwm.
  • Wax ka baddelka/dib u hagaajinta guriga
  • Joogista hudheelada
  • Khidmadaha keydinta
Xulo

Taageerooyin nafaqo

  • Qiimeynta cuntada caafimaad ahaan loo diyaariyey
  • Cunto caafimaad ahaan loo diyaariyey
  • Waxbarashada nafaqada
Xulo

Taageerooyinka kale

  • Agabka iyo buugaagta waxbarashada
  • Qalabka jimicsiga iyo xubinnimada jiimka
  • Qalabka dhallaanka
  • Diiwaangelinta xerada
  • iyo inkale oo badan
Xulo

What’s the difference between HRSN and Flexible Services?

Waxa jira laba siyaabood oo ay dhici karto inaad ku mutaysato inaad hesho taageerooyinka baahiyaha bulshada ee sare lagu faahfaahiyey. When you submit your request, CareOregon will review it to determine whether your request meets eligibility criteria for Health Related Social Needs (HRSN) or Flexible Services based upon the information you provide.

Baahiyaha Bulsho ee La Xidhiidha Caafimaadka (HRSN)

  • HRSN is a Medicaid benefit for members on the Oregon Health Plan.
  • Dheeftan waxay bixisaa hormo gaar ah oo jawi, guryeyn iyo shayada/adeegyada nafaqada.
  • U qalmitaanka waxaa lagu go'aamiyaa xaalada caafimaad ee muteysiga leh, kala-guur nolosha iyo/ama shuruudo ay dejiyeen Maamulka Caafimaadka ee Oregon (OHA).

Flexible Services

  • Flexible Services is an existing Medicaid program that helps fulfill a need that standard Oregon Health Plan benefits don’t cover.
  • Waxay bixisaa adeegyo ama shayo kala duwan.
  • Mutaysiga loo go'aamiyaa qof kasta gaarkiisa iyadoo laga duulayo qorshihiisa caafimaadka iyo daawaynta. It depends on whether the service or item you want will help your health and if it is approved by the Flexible Services program.
  • Limited to $1,500 per year, per member.