Ogaysiiska isbeddelka farmashiyaha
Rite Aid ayaa dhawaan ku dhawaaqday xiritaanka iyo iibinta goobaha farmasiyada ku yaala Oregon laga bilaabo 5/22/2025. Kani waxa uu ka mid yahay dadaalada dib-u-habaynta busaaradda Cutubka 11 ee shirkadu waddo.
Dukaamada Rite Aid ee xirmay (18):
- Magaalada Baker - 1217 Campbell St
- Bend — 700 SE Third St
- Brandon — 44 Michigan Ave NE
- Dallas — 178 West Ellendale Ave
- Hood River — 2049 W Cascade Ave
- Klamath Falls — 2521 S Sixth St
- Magaalada Lincoln - 4041 NW Logan Road
- Lebanon — 30 E Oak St
- McMinnville — 448 NE Hwy 99W
- Newport — 2336 North Coast Highway
- Ontario — 728 SW Fourth Ave
- Magaalada Oregon - 1900 Mcloughlin Blvd
- Portland — 514 NE 181st Ave
- Pendleton — 1900 SW Court Place
- Roseburg — 1430 NW Garden Valley Blvd
- Salem — 4500 Commercial St SE
- Seaside — 313 S Roosevelt Drive
- Silverton — 626 Mcclaine St
- The Dalles — 1400 W Sixth St
Dukaamada Rite Aid oo hadda kadib ay ka hawlgali doonto CVS oo ku yaal isla goobta (13):
- Aloha — 17495 SW Farmington Road
- Ashland — 2341 Ashland Street
- Bend — 1900 NE Third Street Suite 111
- Beaverton — 12575 SW Walker Road
- Clackamas — 12002 SE Sunnyside Road
- Corvallis — 2080 NW Ninth Street
- Eugene — 57 W 29th Avenue
- Grants Pass — 1642 Williams Highway
- Lake Oswego — 90 B Avenue
- Prineville — 1575 NE Third Street
- Redmond — 1514 SW Highland Avenue
- Springfield — 2130 Marcola Road
- Tigard — 12240 SW Scholls Ferry Road
Rite Aid waxay ka shaqaynaysaa inay farmasiiyada kale ku wareejiso daawooyinka la qoro. Macaamiishu waxaa laga yaabaa inay ka helaan warqad ka timid Rite Aid taasoo ku wargelinaysa meesha daawooyinka loo qoray loo wareejiyey.
Dukaamada Rite Aid waa xirmayaan laakiin waxay u wareejinayaan faylasha farmasiyada u dhow (17):
- Albany — 1235 Waverly Drive SE
- Ku wareejinaya CVS/Target Albany - 225514th Ave SE
- Beaverton — 14625 SW Allen Blvd
- Ku wareejinaya Aloha - 17495 SW Farmington Road
- Eugene — 1560 Coburg Road
- Ku wareejinaya CVS/Target Springfield - 2750 Gateway St
- Eugene — 1970 Echo Hollow Road
- Ku wareejinaya to CVS/Target Eugene - 4575 W 11th Ave
- Grants Pass — 915 NE D St
- Ku wareejinaya CVS Grants Pass - 1642 Williams Highway
- Harbor — 16261 South Highway 101
- Ku wareejinaya Fred Meyer Brookings - 325 Fifth Street
- Hillsboro — 2021 NW 185th Ave
- Ku wareejinaya CVS/Target Beaverton - 18101 NW Evergreen Parkway
- Keizer — 5452 River Road North
- Ku wareejinaya CVS/Target Keizer - 6450 Keizer Station Blvd NE
- Lake Oswego — 16390 Boones Ferry Road
- Ku wareejinaya CVS/Target Lake Oswego - 4025 Mercantile Drive, Suite 110
- Phoenix — 636 N Main St
- Ku wareejinaya CVS/Target Medford - 2000 Crater Lake Highway
- Portland — 11930 SE Division St
- Ku wareejintaya CVS/Target Portland - 9800 SE Washington St
- Portland — 11190 SW Barnes Road
- Ku wareejinaya CVS/Target Portland - 12555 NW Cornell Road
- Portland — 5431 SW Beaverton Hillsdale
- Ku wareejinaya CVS/Target Beaverton - 10775 SW Beaverton Hillsdale Highway
- Salem — 681 Lancaster Drive NE
- Ku wareejinaya CVS/Target Salem - 3790 Center St NE
- Tigard — 12080 SW Main St
- Ku wareejinaya CVS Tigard - 12240 SW Scholls Ferry Road
- Tigard — 16200 SW Pacific Highway, #E
- Ku wareejinaya CVS Tigard - 12240 SW Scholls Ferry Road
- Wilsonville — 8235 SW Wilsonville Road
- Ku wareejinaya CVS/Target Wilsonville - 25925 SW Heather Place
Haddii xubnuhu ay u baahan yihiin in laga caawiyo helitaanka farmasi cusub, waxay wici karaan Xafiiska Caawimaadda Farmasiiga:
Adeegga macaamiisha:
503-416-4100 ama lacag la'aan800-224-4840
8 g.h. ilaa 5 g.d. Isniinta ilaa Jimcaha
OptumRx ee marka aysan shaqadu socon:
Xubnaha Medicare: 866-325-7344
Xubnaha Medicaid (OHP): 844-245-0449