Wax dheeri ah ka baro: Isbeddelada muhiimka ah ee bixiyeyaasha caafimaadka habdhaqanka ee aan heshiiska lala galin.

Dooro luuqad

Baraarujin: Heerkulku sare ayuu u kacayaa. Khayraadkayaga Kulaylka Xad-dhaafka ah ayaa ku caawin kara.

Wararka iyo Sheekooyinka

Ra'yi-celinta websaytka

Astaanta xiritaanka

Naga caawi inaan sii horumarino websaytkeena

Ma dhibaato ayaad kala kulantaa helista waxaad raadinayso? Ma rabtaa inaad nala wadaagto waayo aragnimadada isticmaalka websaytka? Ka qayb qaado xog aruurinteena ku aadan falcelintaa oona nala socodsii!

Caanaha ilmaha: waxa aad u baahan tahay inaad ogaato HADDA

Maajo 16, 2022, 07:00 GH

Haddii aad leedahay ilmo yar, oo aad isticmaasho caanaha carruurta si aad ugu quudiso, waxa suurtogal ah inaad dhibaato kala kulanto inaad ka hesho caanaha caruurta tukaanada caadiga ah. Taas waxaa ugu wacan inay jirto gabaabsi qaran oo caanaha carruurta ah oo ay sababtay dhibaatooyinka sahayda iyo in dib loo ururiyey dhawr ka mid ah caanaha carruurta oo wasakhaysnaa.

Healthychildren.org dhowaan waxay soo qortay qormo aad u xog-ogaal ah oo ay tahay in la akhriyaa haddii aad aad ka welwel qabto waxa aad sameyn doonto iyo sida aad u heli lahayd caanaha carruurta. Waxay ka jawaabi kartaa inta badan su'aalaha laga yaabo in ay kaa caawiyaan habab aad ku heli karto caanaha carruurta oo laga yaabo in aadan maskaxdaada soo marin.

XIGASHO:
https://www.healthychildren.org/English/tips-tools/ask-the-pediatrician/Pages/Are-there-shortages-of-infant-formula-due-to-COVID-19.aspx