Maxaad ka taqaan cudurka Sickle cell?
Maxaad ka taqaan cudurka Sickle cell? Waa cudur ku dhaca malaayiin qof aduunyada oo dhan si gaar ahna ugu badan dadka ka yimi iyo kuwa awoowayaashood ka yimaadaan Badhtamaha iyo Koonfurta Ameerika, Afrika, Hindiya iyo qaybo ka mid ah Bariga Dhexe. Haddii aad fikrad guud ka haysato ama xataa haddii aadan ka haysan haba yaraatee, gal tijaabadeena oo tijaabi aqoontaada.
Xigasho: