Wax dheeri ah ka baro: Isbeddelada muhiimka ah ee bixiyeyaasha caafimaadka habdhaqanka ee aan heshiiska lala galin.

Dooro luuqad

Baraarujin: Heerkulku sare ayuu u kacayaa. Khayraadkayaga Kulaylka Xad-dhaafka ah ayaa ku caawin kara.

Wararka iyo Sheekooyinka

Ra'yi-celinta websaytka

Astaanta xiritaanka

Naga caawi inaan sii horumarino websaytkeena

Ma dhibaato ayaad kala kulantaa helista waxaad raadinayso? Ma rabtaa inaad nala wadaagto waayo aragnimadada isticmaalka websaytka? Ka qayb qaado xog aruurinteena ku aadan falcelintaa oona nala socodsii!

Caafimaadka afka iyo mustaqbalka daryeelka caafimaad ee isku dhafan

Oktoobar 19, 2020, 07:00 GH

CareOregon Dental waxay iskaashi la sameysay shan Xarumaha Caafimaadka ee Fadaraalku Aqoonsan yahay ah (FQHCs) si ay ugu hagaajiyaan caafimaadka guud ee bulshadooda isdhexgalka afka ee caafimaadka jireed iyo habdhaqan. Filimkani wuxuu iftiiminayaa aragtida isbeddeleed, iskaashiga iyo saameynta bulsho ee daryeelka caafimaad ee isku dhafan iyadoo lagu eegayo indhaha bukaanka, bixiyeyaasha adeegyada badan, qorshaha caafimaadka, iyo hoggaanka FQHC.

Si loo hagaajiyo isdhexgalka caafimaad iyo ka qaybgalka bukaanka, CareOregon Dental waxay siisay ku dhawaad $2 milyan oo taageero dhaqaale ah oo ay weheliso kaalmo farsamo oo muhiim ah iyo taageero saaxiibada OHIP. Mashaariicda casriyeyneed waxaa ka mid ah: tallaalka goobaha ilkaha, xirfadlayaasha nadaafadda oo lagu daray daryeelka aasaasiga ah, daryeelka xogogaalka jugta ee goobaha ilkaha, daaweynta shaqada si loo kordhiyo habdhaqanka caafimaadka afka hagaajinaya, kor u qaadista macluumaadka caafimaadka elektarooniga ah ee la isku daray, iyo daryeelka ilkaha bulshada ee guura. Marka laga soo tago ka doodista mashaariicdooda shaqsiyadeed, saaxiibada daryeelka caafimaadku waxay sidoo kale wadaagaan awoodda wadajirka iyagoo u maraya OHIP Learning Collaborative. Learning Collaborative waa wada-xiriirid muddo sanad ah ay yeeshaan saaxiibada OHIP iyo shaqaalaha qaybaha kala duwan ee CareOregon, taasoo taageerta ruuxda isdhexgalka iyagoo wadaagaya hababka ugu fiican, casharrada la bartay, caqabadaha iyo xalalka, iyo faafinta hindisaha.