 
   
    Wax dheeri ah ka baro: Isbeddelada muhiimka ah ee bixiyeyaasha caafimaadka habdhaqanka ee aan heshiiska lala galin.
Raadi
 
                            Maalin kasta, CareOregon waxay ka caawisaa boqolaal kun oo reer Oregon ah inay helaan daryeelka ay mudan yihiin. Laakiin caafimaadka wanaagsan waa dhaafsiisan yahay daryeel caafimaad. Sidaas darteed ayaan u maalgalinaa barnaamijyo dadka ka caawinaya in ay helaan guryo, cunto caafimaad leh, tababaro shaqo iyo waxyaaba kale. Nolosha xubnaheenu waxay taabtaan nolosha dad tiro beel ah oo kale. Markay xooggan yihiinna, waynu wada xoog badan nahay. Taasi waa CareOregon Effect.

Daryeel iyo nafaqo habboon oo dhalmada ka hor ah waxay aasaas u yihiin uur nabdoon iyo ilmaha oo caafimaad qaba.

Caafimaadka ilkaha ayaa qayb muhiim ah ka ah caafimaadka guud. Baaritaannada caadiga ahi waxay dadka ka caawin karaan in ay ilkaha sii lahaadaan inta ay nool yihiin.

Sanad kasta, CareOregon waxay ku abaalmarisaa malaayiin doolar ururada sida Central City Concern si qoysaska loogu raro guryo ammaan ah.

Markaanu taageerayno CSA-yada sida Zenger Farm, waxaan ka shaqaynaynaa inaanu kordhino helitaanka cunto caafimaad leh, dhiirigelinta joogtaynta iyo baabi'inta gabaabsiga cuntada.

La shaqaynta ururada sida The Shadow Project, waxaan gacan ka gaysanaynaa sidii loo kordhin lahaa akhris-qorista iyo helitaanka ee carruurta dhibaatadu ka haysato waxbarashada.
Jawaabcelinta websaydka

Naga caawi inaan sii horumarino websaytkeena
Ma dhibaato ayaad kala kulantaa helista waxaad raadinayso? Ma rabtaa inaad nala wadaagto waayo aragnimadada isticmaalka websaytka? Ka qayb qaado xog aruurinteena ku aadan falcelintaa oona nala socodsii!