DIGTOON: Heerku wuu kacayaa Sebtembar 4-6. Khayraadkeena Kulka Daran ayaa ku caawin kara.

Dooro luuqad

Wax badan ka baro: Jadeecada ka jirta Oregon

Wararka iyo Sheekooyinka

Ra'yi-celinta websaytka

Astaanta xiritaanka

Naga caawi inaan sii horumarino websaytkeena

Ma dhibaato ayaad kala kulantaa helista waxaad raadinayso? Ma rabtaa inaad nala wadaagto waayo aragnimadada isticmaalka websaytka? Ka qayb qaado xog aruurinteena ku aadan falcelintaa oona nala socodsii!

PH TECH waxay ogeysiisaa macaamiisha jebinta xogta

Agoosto 2, 2023, 16:59 GD

Waxaa laga yaabaa in macluumaadkaaga khaaska ah uu ku lug lahaa jebinta dhowaan saamaysay bixiyaha xogtayada, PH TECH. Guji xiriirika hoose si aad wax badan uga barato, oo ay ku jiraan in xogtaadu ku lug lahayd iyo sida aad isu diiwaangeliso adeegyada la socodka amaahda ee bilaashka ah haddii aad u qalanto.

Haddii aad hayso su'aalo ama aad jeclaan lahayd in lagaa caawiyo diiwaangelinta adeegyada ilaalinta aqoonsiga, wac 888-498-1602, TDD 711, 6} subax ilaa 6 galabnimo Isniin ilaa Jimce.