Wax badan ka baro dib u go'aaminta
Maarso 15, 2023, 18:13 GD
Dibu go'aaminta waa marka Maamulka Caafimaadka Oregon (OHA) ay dibu eegaan macluumaadkaaga si ay u ogaadaan inaad wali u qalanto Qorshaha Caafimaadka Oregon (OHP). Habka dibu go'aaminta waxa uu bilaaban doonaa mar kale Abriil 1, 2023. Baro wax badan oo ku saabsan waxa la filayo oo ka hubi boggayaga ku saabsan dib u go'aaminta.