DIGTOON: Heerku wuu kacayaa Sebtembar 4-6. Khayraadkeena Kulka Daran ayaa ku caawin kara.

Dooro luuqad

Wax badan ka baro: Jadeecada ka jirta Oregon

Guddiga La-talinta Bulshada (COCAB)

Ra'yi-celinta websaytka

Astaanta xiritaanka

Naga caawi inaan sii horumarino websaytkeena

Ma dhibaato ayaad kala kulantaa helista waxaad raadinayso? Ma rabtaa inaad nala wadaagto waayo aragnimadada isticmaalka websaytka? Ka qayb qaado xog aruurinteena ku aadan falcelintaa oona nala socodsii!

Tom: Sheekadayda CareOregon

Seb 27, 2022, 18:48 GD

 

Waxaa qoray Tom McConnell

31 sannado ka hor, anigoo ku nool gobol kale, waxaa laygu sheegay xanuun joogto ah. Waxa dabadeed la go'aamiyay in aan hore u qaaday cudurka muddo toban sanno ah markii aan helay baaritaanka. Daryeel caafimaad oo la isku halayn karo, si fudud loo heli karo ayaa lama huraan u ahaa fayoobidayda ilaa wakhtigaas. 22 sannado ka hor, waxaan u guuray Oregon Markii lagu dhawaaqay in aan naafo noqday, waxaan galay Qorshaha Caafimaadka Oregon oo aan safarkayga ka bilaabay CareOregon. Ma jirin wax nusqaan ah oo ku saabsan daryeelkayga intii lagu jiray kala-guurka. Caafimaadkaygu waa deggan yahay, waxaanan diyaar u ahay helitaanka dawooyinka nolosha iyo caafimaadka igu haya. Haddii aan wax su'aalo ah ka qabo manfacyadayda, waxaan wacaa Adeegga Loo-adeegaha. Weligood ima ay dayn. Waad ku mahadsan tahay CareOregon.