DIGTOON: Heerku wuu kacayaa Sebtembar 4-6. Khayraadkeena Kulka Daran ayaa ku caawin kara.

Dooro luuqad

Wax badan ka baro: Jadeecada ka jirta Oregon

Guddiga La-talinta Bulshada (COCAB)

Ra'yi-celinta websaytka

Astaanta xiritaanka

Naga caawi inaan sii horumarino websaytkeena

Ma dhibaato ayaad kala kulantaa helista waxaad raadinayso? Ma rabtaa inaad nala wadaagto waayo aragnimadada isticmaalka websaytka? Ka qayb qaado xog aruurinteena ku aadan falcelintaa oona nala socodsii!

Erin: Cascadia Hab dhaqanka Caafimaadka

Seb 27, 2022, 18:44 GD

Waxaa qoray Erin Volgeltantz

La-hawlgale bulsho ahaan, waxaan ka caawiyaa dadka inay helaan adeegyada caafimaadka dhimirka iyo daryeelka aasaasiga ah.

Inta lagu jiro COVID, waxaan sameeyaa tan anigoo ku ilaalinaya shaqsiyaadka ammaan anigoo bixinaya caafimaad tegnoolajiyada ah. Helitaanka caymis caafimaad oo cusub waxay noqon kartaa walaac, sidaa darteed waxaan ka caawiyaa xubnaha CareOregon inay fahmaan oo ay maraan faa'idooyinkooda si ay u helaan daryeelka ay u baahan yihiin. Waxa kale oo aan u doodaa xubnaha CareOregon anigoo la shaqaynaya bixiyayaashooda kala duwan si loo hubiyo in qof kastaa helo daryeel caafimaad oo dhan.

Inta lagu jiro cudurka faafa ee coronavirus, waxaan ka caawiyaa xubnaha cusub ee CareOregon inay dhisaan daryeel bixiyeyaasha, si ay u sii wataan helitaanka daawadooda iyo adeegyadooda caafimaadka oo ay ka soo qaataan isla meeshii ay ka tageen, iyaga oo aan lumin wax horumar ah oo ay sameeyeen.