Qof walba wuxuu u baahan yahay
nidaamka saaxiib waa waxba ku ma jabna in la weydiisto caawimo

Uma baahnid inaad keligaa aaddo

CareOregon si adag ayay u shaqeysaa si ay u hubiso in xubnahayaga iyo bulshadeena ay helaan khayraad tayo sare leh oo caafimaadka maskaxda ah.

1 ka mid 3-dii qof ee reer Oregon ayaa la kulmay
walaaca iyo/ama qulubka

Haddii adiga ama qof aad jeceshahay ay la dhibtoonayaan, ogow in ay caawimo diyaar tahay. U akhri inaad wax badan barato ood taageero hesho.

Ra'yi-celinta websaytka

Astaanta xiritaanka

Naga caawi inaan sii horumarino websaytkeena

Ma dhibaato ayaad kala kulantaa helista waxaad raadinayso? Ma rabtaa inaad nala wadaagto waayo aragnimadada isticmaalka websaytka? Ka qayb qaado xog aruurinteena ku aadan falcelintaa oona nala socodsii!