Sida loo helo khayraadka dhalinyarada ee qulubka iyo walaaca

Sida loo helo khayraadka dhalinyarada ee qulubka iyo walaaca

Haddii aad tahay qof dhallinyaro ah, waxaad caawimaad bilaash iyo qarsoodi ah ka heleysaa la-taliyeyaal tababaran oo fahamsan culayska ku haysta.

Yaan la xiriiraa taageerada dhalinyarada ee caafimaadka maskaxda?

Waxaa jira khayraad badan oo loogu talagalay caafimaadka maskaxda ee dhalinyarada Oregon, oo ay ku jiraan khadadka dhibaatada, ururo taageero iyo khayraad kale: 

Ka waran hadaan ahay waalidka dhalay qof dhalinyaro ah oo dhibaato dhanka maskaxada ah qaba?

Waxaa jira dhaqaale fara badan oo loogu talogalay waalidiinta ku sugan Oregon kuwaas oo ka welwelsan caafimaadka maskaxda ilmahooda, waxaana ka mid ah: 

  • Reach Out Oregon

    Khad toos ah oo loogu talagalay waalidiinta, qoysaska, iyo daryeelayaasha oo bixiya macluumaad iyo taageero: 

    • Taleefanka833-732-2467, Isniinta ilaa Jimcaha, duhurkii ilaa 7 GD 
    • Websaytwww.reachoutoregon.org 
    • Qolka wadasheekaysiga: takhasuslayaasha taageerada qoyska ayaa diyaar u ah inay ka jawaabaan su'aalaha 
  • Looking Glass Community Services: Khad dhibaato oo loogu talagalay waalidiinta carruurta ilaa da'da 18
  • Daaweynta Isdhexgalka Waalidka iyo Ilmaha (PCIT)

    Barnaamij waalidiinta siinaya tababar toos ah oo uu bixiyo dhakhtar si loo dhiso ama loo xoojiyo xiriir ammaan ah oo ay la yeeshaan ilmahooda 

  • 988 Lifeline

    Khayraa qaran oo bixiya taageero xagga dareenka ah, haddii ilmahaagu qabo dhibaatooyinka caafimaadka maskaxda ama uu u baahanyahay in uu helo khayraad: 




Ra'yi-celinta websaytka

Astaanta xiritaanka

Naga caawi inaan sii horumarino websaytkeena

Ma dhibaato ayaad kala kulantaa helista waxaad raadinayso? Ma rabtaa inaad nala wadaagto waayo aragnimadada isticmaalka websaytka? Ka qayb qaado xog aruurinteena ku aadan falcelintaa oona nala socodsii!