Sababta ay tahay in dadka reer Oregon u daneeyaan soo kabashada
1-kamid ah-5 dadka reer Oregon ayaa la kulmay jirada isticmaalka maandooriyaha. Taasi waxay ka dhigan tahay in badankeenu aynu leenahay qof kamid ah nolasheena-qof ehelkeena ah oo ay saameysay xaaladaha caafimaad ee raagta. Oo, waxaan dhamaanteen door ku leenahay sida ay uga falceliso bulshadeenu.
Inta ay in badan dadka reer Oregon daneynayaan fursada ay u haystaan inay galaan soo kabashada, in lamid ah ay bogsan karaan qoysaskeena, saaxiibadeena, iyo bulshooyinkeena.