Safarka soo kabashada Fernando

 

 

Safarka soo kabashada Fernando

Fernando wuxuu nala wadaagay sida barashada inuu la tacaalo xanuunadiisa caafimaadka maskaxda iyo jirka ee wada socda ay uga caawisay inuu joogteeyo soo kabashada. Haddeer, 17 sano kadib, waa Agaasimaha Guud ee Northwest Institute of Latino, hay'ad ay leeyihiin bulshada deegaanka oo ka shaqeysa caafimaadka habdhaqanka oo siisa adeegyada soo kabashada balwadda, oo caqab yar, kharash la'aan ah dadka Latino ee aagga magaalada.





Ra'yi-celinta websaytka

Astaanta xiritaanka

Naga caawi inaan sii horumarino websaytkeena

Ma dhibaato ayaad kala kulantaa helista waxaad raadinayso? Ma rabtaa inaad nala wadaagto waayo aragnimadada isticmaalka websaytka? Ka qayb qaado xog aruurinteena ku aadan falcelintaa oona nala socodsii!