Safarka soo kabashada Amanda

Safarka soo kabashada Amanda

Wadada soo kabashada ee Amanda waxay bilaabatay iyadoo xabsi ku xiran. 7 sano oo soo kabasha ah gudaheeda, waxay hadda tahay Agaasimaha Guud ee xarunta kaliya ee soo kabashada ee diirada saarta LGBTQ+ ee Oregon-True Colors-waxayna ka shaqeysaa maalin walbo inay bulsho dhisto si markaas dadka kale ay u helaan wadadi ay ku bogsan lahaayeen.

Wadaagista sheekooyinka iyo safarada dadka soo kabanayaa waxay innoo keenayaan inaynu ogaano adeegyada soo kabashada isticmaalka maandooriyaha.

Nagula soo biir anaga iyo Amanda dhisida bulsho taageerta soo kabashada.

#RecoveryIsPossible #RecoveryDoesntHappenAlone #RecoveryHappensInCommunity 

 




Ra'yi-celinta websaytka

Astaanta xiritaanka

Naga caawi inaan sii horumarino websaytkeena

Ma dhibaato ayaad kala kulantaa helista waxaad raadinayso? Ma rabtaa inaad nala wadaagto waayo aragnimadada isticmaalka websaytka? Ka qayb qaado xog aruurinteena ku aadan falcelintaa oona nala socodsii!