Su'aasha #1: Waa maxay osteoporosis?
Su'aasha #2: Immisa qof oo ku nool Maraykanka ayuu ku dhacay osteoporosis?
Su'aasha #3: Xagee jabista laftu ay ka dhici kartaa badanaaba dadka qaba osteoporosis?
Su'aasha #4: Marka laga tago inuu sababo xanuun joogto ah, osteoporosis waxa uu ku keenaa bukaanada qaar inay lumiyaan maxay?
Su'aasha #5: Nidaam noocee ah ayaa loo maraa si loo ogaado osteoporosis?
Su'aasha #6: Kee ka mid ah kuwan oo keeni kara osteoporosis?
Su'aasha #7: Osteoporosis waxa uu u badan yahay in uu ku dhaco dadka:
Su'aasha #8: Caadadee kor u qaadi karta khatarta aad ugu jirto osteoporosis?
Su'aasha #9: Kaalshiyaamta ka sokow, waa kee fiitamiinka aad ugu muhiimka ah la dagaalka ka dhanka ah osteoporosis?